Friday 19 January, 2018
Headline

Siyaasiinta Reer Laascaanood Ee Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Hardamaya Gacan Ku Haynta Magaaladaas , Yaa Ku Horeeya?

Siyaasiinta Reer Laascaanood Ee Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Hardamaya Gacan Ku Haynta Magaaladaas , Yaa Ku Horeeya?
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Siyaasiinta ka soo jeeda gobalka Sool ee ku kala jira maamulada Puntland & Somaliland ayaa saacadihii ugu dambeeyey ku jiray loolankii ugu adkaa oo uu dhinacba-dhinaca kale [...]

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa sidii ay ciidamada Somaliland ugu suuragashay in ay qabsadaan magaalada Tukaraq oo 50KM u jirta caasumada Puntland taariikhdu markay ahayd 8 January 2018, xiligaas oo ay Puntland isku diyaarinaysay [...]

XOG SIYAASADEED: Isimadda gobalada Sool & Cayn oo arrin xasaasi ah ka codsaday M/weyne Farmaajo, Muxuuse ka yiri?

XOG SIYAASADEED: Isimadda gobalada Sool & Cayn oo arrin xasaasi ah ka codsaday M/weyne Farmaajo, Muxuuse ka yiri?
Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ayaa sheegaya in uu kulan gaar ah dhexmaray Madaxweynaha dawladda faderaalka Soomaaliya oo maalmahan kusugnaa deegaanada Puntland iyo Isimada gobalada Sool iyo Cayn ee kusugan magaalada Garoowe, kaas [...]

FAALLO DHAB KA HADAL: Madaxweyne Gaasow dhaxalkaagi u tur!

FAALLO DHAB KA HADAL: Madaxweyne Gaasow dhaxalkaagi u tur!
Maalinti Isniinta waxay ku beegneyd Sideedii Janaayo, waxay ahayd afar sano guuradii doorashadii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas. Sideeda Janaayo waxay noqotey maalin ka duwan maalmaha kale, saddex jeer oo taariikhdu tahay 8, Janaayo [...]

CAJIIB: M/weyne Gaas xilalka maka qaadi doona Wasiiradda Amniga & Arrimaha gudaha Puntland oo waajibaadkoodii gudan-waayey?

CAJIIB: M/weyne Gaas xilalka maka qaadi doona Wasiiradda Amniga & Arrimaha gudaha Puntland oo waajibaadkoodii gudan-waayey?
Falanqeeyaasha iyo Shacabka Puntland ayaa ilgaar ah ku hayey dhacdooyinkii ilaa maanta ka dhacay Sohdimaha ay wadagaan Puntland iyo Somaliland, gaar ahaana deegaanka Tukaraq oo uu ka soo jeedo Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & [...]

XOG: Wax Ka Ogoow Ajendayaasha Madaxtooyada Puntland Ay Hor-dhigeyso Wafdiga Madaxweyne Farmaajo Ee Tagay Garoowe?

XOG: Wax Ka Ogoow Ajendayaasha Madaxtooyada Puntland Ay Hor-dhigeyso Wafdiga Madaxweyne Farmaajo Ee Tagay Garoowe?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusugan magaalada Garoowe ee caasumada Puntland oo maanta loogu sameeyey Soo dhaweyntii ugu weyneyd ee abid loo sameeyo, wuxuuna halkaas kula kulmayaa Madaxda ugu sareysa Puntland. Kulan [...]

XOG CULUS: Maxaad Ka Ogtahay Malaayiin Dollar Oo Uu Helay Musharax Faarax Cali Shire Iyo Talaabooyin Deg Deg Ah Oo Uu Qaaday.

XOG CULUS: Maxaad Ka Ogtahay Malaayiin Dollar Oo Uu Helay Musharax Faarax Cali Shire Iyo Talaabooyin Deg Deg Ah Oo Uu Qaaday.
Siyaasi Faarax Cali Shire oo horey u soo noqday Wasiirka Maaliyada ee Puntland sannadkii 2009-kii ilaa 2014-kii ayaa safaro kala duwan kusoo maray inta badan wadamada Dibada, kuwaas oo uu taageero ugu raadinayo musharaxnimadiisa sannadka nagu [...]

CADEYN AKHRISO: Madaxtooyada Soomaaliya oo jabsatay Emailada iyo Facebook-yada xubno kasoo horjeeda, Maxaase ay ka heleen?

CADEYN AKHRISO: Madaxtooyada Soomaaliya oo jabsatay Emailada iyo Facebook-yada xubno kasoo horjeeda, Maxaase ay ka heleen?
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa bilowday qorshe halis ah oo ay ku weerarayso Emailada iyo Facebookyada Xildhibaanada ka soo horjeeda fikradooda, waxayna si gaar ah u beegsadeen Xildhibaano katirsan baarlamaanka Faderaalka ee dalka. Xildhibaan Axmed [...]

XOG: Garoonka Garoowe oo wax ka dhiman yihiin iyo Puntland oo qorshe cusub ka damacsan

XOG: Garoonka Garoowe oo wax ka dhiman yihiin iyo Puntland oo qorshe cusub ka damacsan
Magaalada Garowe ayaa waxaa ka socda qaban qaabada furitaanka Garoonka diyaardaha cusub ee magaalo madaxda Puntland kasoo dhisme ku socdey muddo Sadex Sano ah. Munaasabada furitaanka Garoonkaan ayaa la filayaa inuu goob joog ahaado Madaxweynaha [...]

XOG XASAASI AH: M/weye Kuxigeenka Puntland Oo Faragalin Ku Haya Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Laga Soo Dooranayo G Cayn!

XOG XASAASI AH: M/weye Kuxigeenka Puntland Oo Faragalin  Ku Haya Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Laga Soo Dooranayo G Cayn!
GAROOWE(PUNTLANDI) – Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa faragalin adag oo siyaasadeed ku bilaabay xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee laga soo dooran doono gobalka Cayn, waxaana uu xooga saarayaa qorshaha [...]

XOG: Imaaraatka Carabta Oo Shaati Bir Ah U Xiray Cumar Cabdi Rashiid Iyo Mucaarka Oo Ku Rafanaya Muqdisho

XOG: Imaaraatka Carabta Oo Shaati Bir Ah U Xiray Cumar Cabdi Rashiid Iyo Mucaarka Oo Ku Rafanaya Muqdisho
Sanadka 2018-ka wuxuu ku mar kale ku bilowday Xiisad Siyaasadeed oo u dhaxaysa Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah, xilli doorka Siyaasadeed ee dawlaha Khaliijku uu si xoog leh u muuqanayo. Waxaa wadanka Isutaga Imaaraatka [...]

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.
Wararka PUNTLAND TIMES ay haatan ka helayso aagii ay maanta ku dagaalameen Maleshiyaadka ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, ee bariga Gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka taagan tahay cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal [...]
error: Content is protected !!