Friday 19 January, 2018
Headline

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay soo dhamaanayso muddo xileedkiisa ugana hartay wax ka yar sannad, waxaa maanta dul taagan xaalad adag oo u baahan kala doorasho [...]

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa sidii ay ciidamada Somaliland ugu suuragashay in ay qabsadaan magaalada Tukaraq oo 50KM u jirta caasumada Puntland taariikhdu markay ahayd 8 January 2018, xiligaas oo ay Puntland isku diyaarinaysay [...]

Madaxweyne Farmaajo oo Boqor Burhaan ku Ammaanay booqasho uu ku tagay South Africa: WARBIXIN

Madaxweyne Farmaajo oo Boqor Burhaan ku Ammaanay booqasho uu ku tagay South Africa: WARBIXIN
Madaxweynaha Jamhiiriyadda Federaalka ah ee Soomaali Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Qardha, ayaa mar uu halkaasi khudbad ka jeedinayay, waxaa uu ammaan balaaran u jeediyay Boqor Burhaan Boqr Muuse oo halkaasi ku soo [...]

XOG: Imaaraatka Carabta Oo Halis Ku Ah Amaanka Soomaaliya, Sababtu Maxay Tahay?

XOG: Imaaraatka Carabta Oo Halis Ku Ah Amaanka Soomaaliya, Sababtu Maxay Tahay?
Hay’adda midowga xuquuqda aadanaha ee caalamiga ah oo fadhigeedu yahay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, ayaa war rasmi ah oo ay 29-kii Bishii Disembar 2017 soo saartay, ku codsatay in la xiro saldhigyada milateri ee dawladda Imaaraadka [...]

XOG GAAR AH: M/weyne Farmaajo & Ex RW CC Sharmaake oo shir gaar ah kuyeelanaya Garoowe, Yaase dhexdhexaadinaya?

XOG GAAR AH: M/weyne Farmaajo & Ex RW CC Sharmaake oo shir gaar ah kuyeelanaya Garoowe, Yaase dhexdhexaadinaya?
DUBIA(PUNTLANDI) – Xog gaar ah oo soo gaartay Warqabadka Warsidaha Puntlandi.ca ayaa cadeynaysa in Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Raysalwasaarihii hore ee codadka badan siiyey Cumar Cabdirashiid [...]

Wax Ka Ogow Sirta Ka Dambaysa Derbiga Ay Xadka Ka Dhisayso Dawlada Kenya?

Wax Ka Ogow Sirta Ka Dambaysa Derbiga Ay Xadka Ka Dhisayso Dawlada Kenya?
Dowladda Kenya ee deriska la ah dalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshe ay ku dhiseyso derbi u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, derbigan ayaa wuxuu la mid yahay kan ay Israaiil ka dhex qotomisay dhulka Falastiiniyiintu ay ku noolaayeen, ama kan [...]

Warbixin : 5 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbtay In Uu Ceyriyo Yussuf Garaad iyo Dowladda Mareykanka Oo Ku Lug Leh!

Warbixin : 5 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbtay In Uu Ceyriyo Yussuf Garaad iyo Dowladda Mareykanka Oo Ku Lug Leh!
Soo jeedin ka timid,Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo aqbalaadda Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre ayuu xilkiisa ku waayay ,Yussuf Garaad Omar. Siyaasiyiinta iyo shacabka ayaa arragtiyo kala duwan ka muujiyay xilka [...]

WARBIXIN: Qaraxii Soobbe Ma Halkaas Ayaa Looga Hari Doonaa?

WARBIXIN: Qaraxii Soobbe Ma Halkaas Ayaa Looga Hari Doonaa?
Soomaaliya weli sooma marin in dad ka badan 350 qof ay hal maalin oo kaliya qarax ku dhintaan. Waa dhacdo dhalisay su’aalo iyo doodo dhinacyo badan yeeshay. 50 qof ka badan ayaa weli la la’yahay. Waxaa loo tirinayaa inay dambaska ka mid [...]

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.
Wararka PUNTLAND TIMES ay haatan ka helayso aagii ay maanta ku dagaalameen Maleshiyaadka ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, ee bariga Gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka taagan tahay cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal [...]
error: Content is protected !!