Saturday 24 February, 2018
Headline

(DAAWO)-DR Gaas oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Qunsulka Itoobiya Maxay Kawada Hadleen?

(DAAWO)-DR  Gaas oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Qunsulka Itoobiya Maxay Kawada Hadleen?
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Madaxweynha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu booqsho ku tagay safaarada Ethopia waxaana halkaas ku soo dhaweeyey  Qunsulka safaarada Ethiopia Ambasador [...]

SAWIRRO+WARBIXIN-Maxaa Sababa In Pep Guardiola uu Marwalba Xakamayn Waayo Dabeecaddiisa.

SAWIRRO+WARBIXIN-Maxaa Sababa In Pep Guardiola uu Marwalba Xakamayn Waayo Dabeecaddiisa.
Ma ahan mid qariib ah in tababaraha kooxda kubadda cagta ee Manchester City Pep Guardiola uu xanaaq dartiis xilliyada ay ciyaaruhu socdaan dagaal ula tago garsoorayaasha, caawiyayaasha iyo xitaa tababarayaasha kooxaha ka soo horjeeda. Looguma [...]

DAAWO-In Ka Badan 1500 oo Maxbuus ayaa Laga Siidaayey Xabsiyada Jigjiga Miyaa Qalbi-dhagax La Cafinayaa.

DAAWO-In Ka Badan 1500 oo Maxbuus ayaa Laga Siidaayey Xabsiyada Jigjiga Miyaa Qalbi-dhagax La Cafinayaa.
In ka badan 1500 oo maxaabiis ah ayaa laga sii daayey xabsiga lagu magacaabo ogaaden eek u yaal Magaalada Jigjiga ee Dowlad degaanka Soomaalida Ethopia kadib markii cafis u fidiyey Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi Maxamud Cumar. HOOSE KA DAAWO   Maxaabiista [...]

DAAWO-Khilaaf Ka Taagan Magaalada Garoowe Muxuu Salka Kuhayaa.

DAAWO-Khilaaf Ka Taagan Magaalada Garoowe Muxuu Salka Kuhayaa.
Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyey ka taagnaa khilaaf u dhexeeya wadayaasha gaadiidka Pajaajta ee magaalada Garoowe iyo maamulka Dowladda Hoose.   Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa ku [...]

SUBXAANALLAAH-Daawo Xansuuq Kadhacay Duleedka Dimishiq iyo 250 Qof oo Meel Lagu Diley

SUBXAANALLAAH-Daawo Xansuuq Kadhacay Duleedka Dimishiq iyo 250 Qof oo Meel Lagu Diley
Khasaara aad u xooggan ayaa ka dhashay duqeymo bahalnimo ah oo diyaaradaha dagaalka Ruushka ay ka geysteen deegaanno ku dhow magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya. Wararka ka imaanaya degmada Ghuudada Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 250 [...]

FAAH FAAHIN-Ciidanka Ammaanka Puntland oo Magaalada Boosaaso Ku Diley Nin Hubaysan.

FAAH FAAHIN-Ciidanka Ammaanka Puntland oo Magaalada Boosaaso Ku Diley Nin Hubaysan.
Ciidamada amaanka Puntland gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa toogasho kudiley in la sheegay inuu ku hubaysnaa baastoolad kana tirsanaa kooxaha dilalka ka geysta magaalada Boosaaso. Ciidamo katirsan kuwa ammaanka [...]

SAWIRRO-Muxuu Qabtay Gudoomiye Ku-xigeenka NISA Mudadii uu Ku-Simaha Agaasimaha Ahaa?

SAWIRRO-Muxuu Qabtay Gudoomiye Ku-xigeenka NISA Mudadii uu Ku-Simaha Agaasimaha Ahaa?
Bishii April 6, 2017 ayay aheyd markii Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA loo magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe” iyadoo kadib Qaraxyo xoogan iyo ammaan daro baahsan oo Muqdisho [...]

SAWIRRO-Madaxweyne Gaas oo Saaka Xarumo Dhowr ah Albaabka Ku Garaacay Muxuuse Kala Kulamy

SAWIRRO-Madaxweyne Gaas oo Saaka Xarumo Dhowr ah Albaabka Ku Garaacay Muxuuse Kala Kulamy
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 21 Feb 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda Puntland ee ku yaala caasimada Garoowe,  xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen [...]

DHEGAYSO-Mid Kamid ah Wasiirada Puntland oo Ka Dhaartay Eedayn Wasaaradda Loo Jeediyey.

DHEGAYSO-Mid Kamid ah Wasiirada Puntland oo Ka Dhaartay Eedayn Wasaaradda Loo Jeediyey.
Wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo garoomada dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta waxa uu si rasmi ah uu imtixaan u furay ku dhowaad 300 oo arday oo u tartamaya 10 arday oo waxbarasho loogu qaadayo dalka dibaddiisa. Axmed [...]

AKRHISO-Masuul Katirsan Koonfur Galbeed Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey.

AKRHISO-Masuul Katirsan Koonfur Galbeed Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Mahaddaay Cabdullaahi Maxamed Xuseen (Geel-doox). Wareegtadan oo ku taariikheysneyd 20-02-18 ayaa lagu eedeeyay xil gudasho [...]

DAAWO-Donald Trump Oo Ka Jawaabey Eedayn Kufsi Oo Loo Jeediyey.

DAAWO-Donald Trump Oo Ka Jawaabey Eedayn Kufsi Oo Loo Jeediyey.
Madaxweynaha dalka Mareykanka  Donald Trump ayaa talaadii shalay beeniyay warar sheegaya inuu fara xumeeyay Gabadhii hore ee qeybta soo dhaweynta xafiiskiisa fadhin jirtay. Waxaa lagu edeeyay inuu si qasab ah shumis ugu sameeyay gabadhan xili [...]

Ciidanka Difaaca Puntland Oo Howlgallo Kawada Buuraleeyda Galgala.

Ciidanka Difaaca Puntland Oo Howlgallo Kawada Buuraleeyda Galgala.
Wararka aanu saaka kahelayno deegaamada buuraleeyda ah ee gobolka Bari gaar ahaan Galgala iyo agagaarkeeda ayaa sheegaya in cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgallo kadhan ah malayshiyaadka Alshabaab. Howlgallaadaani [...]

SAWIRRO-Ciidanka Turkiga oo Burburiyey Fariisimo ay Leeyihiin Ciidanka Taageera Suuriya.

SAWIRRO-Ciidanka Turkiga oo Burburiyey Fariisimo ay Leeyihiin Ciidanka Taageera Suuriya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar culus oo ciidamada dowladda Turkigu ay ku qaadeen fariisimo ay leeyihiin xoogagga daacadda u ah dowladda Suuriya ee ku sugan deegaanka Afrin oo ay ay ku badan yihiin kooxaha Kkurdiyiintu. Wakaaladda [...]

WARBIXIN+SAWIRRO-Ilaa Hadda Champions League Kooxaha Dhaliyey Golasha Ugu Badan, Baasaska Ugu Badan, Caawinta iyo Xidigaha Ka Muuqda.

WARBIXIN+SAWIRRO-Ilaa Hadda Champions League Kooxaha Dhaliyey Golasha Ugu Badan, Baasaska Ugu Badan, Caawinta iyo Xidigaha Ka Muuqda.
Waxaa lagu jiraa lugtii 1aad ee wareegga 16aad ee koobka ay kooxaha reer Yurub ku hardamaan ee Champions League, waxaana aan halkaan idin ku soo gudbin doonaa xog ku saabsan xog la xiriirta xilli ciyaareedkaan 2017/2018, Xogtaan ayaa ka koobnaan [...]

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Madaxtooyada Ka Soobaxay iyo Wasiiro Xafiisyadoodii Ku Cararay Xilli uu Furayo

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Madaxtooyada Ka Soobaxay iyo Wasiiro Xafiisyadoodii Ku Cararay Xilli uu Furayo
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magaalada Garoowe waxa uu si rasmi ah uga furi doonaa shir looga hadlayo arrimaha shaqaalaha rayidka ah ee Soomaaliya oo ay Puntland martigelinayso. Madaxweyne Gaas oo ay [...]

DEG DEG-Maxaa Ka Soo Kordhay Xiisaddii Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

DEG DEG-Maxaa Ka Soo Kordhay Xiisaddii Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Xilli weli jiraan xiisado dagaal oo u dhaxaeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ka jira dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan labada dhinac. Dhaq dhaqaaqani ciidan oo sii xoogaysanayey maalmihii ugu [...]

SAWIRRO-Bilicda Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo Geelii oo Hareer Daaqaya.

SAWIRRO-Bilicda Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo Geelii oo Hareer Daaqaya.
Sawirrada hoose waxaa laga qaaday deegaamo miyi ah oo katirsan gobolka Sanaag ee Puntland iyo magaala madaxda gobolkaasi ee Badhan oo horumar ku tallaabsatay sanadihii ugu dambeeyey. Magaalada Badhan waxaa Puntland ka hirgelisey Jaamacad casri [...]

DAAWO-Madaxweyne Ku-xigeenka Soomaaliland oo Dirqi Kaga Badbaadey Xeebta Berbera.

DAAWO-Madaxweyne Ku-xigeenka Soomaaliland oo Dirqi Kaga Badbaadey Xeebta Berbera.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo badda berbera ku daabaalanayay ayaa ku dhawaaqay inay hirarka baddu la tagi karaan laakiin markii dambe ayuu ku guulaystay inuu dabaal joogle uga soo boxo. Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka [...]

SAWIRRO-Ciidanka Puntland ee PSF oo Gobolka Bari Ku Diley 3 Sarkaal oo Alshabab ah.

SAWIRRO-Ciidanka Puntland ee PSF oo Gobolka Bari Ku Diley 3 Sarkaal oo Alshabab ah.
Ciidanka difaaca dowladda Puntland ee PSF ayaa maanta hawlgal qorshaysan ku dilay saddex ka tirsan argagixisada Al-shabaab,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska PSF. Ciidanka ayaa howlgalkaani ka fuliyay degaannada Dhadhaabo iyo Ceeldibir [...]

Xiriirka Kubadda Cagta England ee FA oo Ganaaxaya Man City iyo Wigan Miyaa La Ganaaxi Doonaa KunAguero.

Xiriirka Kubadda Cagta England ee FA oo Ganaaxaya Man City iyo Wigan Miyaa La Ganaaxi Doonaa KunAguero.
Xiriirka kubadda cagta wadanka Ingiriiska ee FA-ga oo saacadihii ugu dambeeyey baaritaan kuhayey dhacdooyinkii kadhacay garoonka DW Stadium ee Talaadadii shalay ayaa go’aamiyey inaysan wax tallaabo ah ka qaadin weeraryahan Manchester City [...]

WAR DEG DEG AH-Ciidamo Katirsan Kuwa Asluubta Puntland oo Shil Ku Dhaawacmay

WAR DEG DEG AH-Ciidamo Katirsan Kuwa Asluubta Puntland oo Shil Ku Dhaawacmay
War deg deg ah oo caawa naga soo gaarey cisbitalka guud ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya in lasoo gaarsiiyey galabta dhaawaca labo kamid ah ciidanka dowladda Puntland. Labadaan askari oo katirsanaa ciidanka asluubta Puntland ayaa waxaa dhaawacyo [...]
error: Content is protected !!