Saturday 24 February, 2018
Headline

Suuqii Ugu Weynaa Soomaaliya oo Saaka Xiran Maxay Tahay Sababtu.

Suuqii Ugu Weynaa Soomaaliya oo Saaka Xiran Maxay Tahay Sababtu.
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Waxaa Saakay xiran inta badan Suuqa weyn ee Bakaaraha ka dib markii Ganacsatadda Suuqa ay ku dhawaaqeen shaqo joojin. Shaqo joojintaan ayaa timid ka dib markii ay sheegeen in dowladda [...]

WARBIXIN-Farmaajo, Jawaari iyo Khayre oo Kulan Xal Raadin ah Yeeshay iyo RW Khayre oo Cadaadis Saaran Yahay.

WARBIXIN-Farmaajo, Jawaari iyo Khayre oo Kulan Xal Raadin ah Yeeshay iyo RW Khayre oo Cadaadis Saaran Yahay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in culays xoogani uu soo wajaha ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo muddo sanad kudhow xilkaasi haya. Maalmihii [...]

Sawirro-Turkiga Oo Xarun Kale Oo Ciidanka Lagu Tababaro Muqdisho Kadhisaaya

Sawirro-Turkiga Oo Xarun Kale Oo Ciidanka Lagu Tababaro Muqdisho Kadhisaaya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Yariisow oo Dowladda Turkiga ku wareejiyay dhul weyn oo ku yaala deegaanka Jaziira kaasi oo dowaldda turkiga ay ka dhisi doonto xarun qalabkeedu u dhameystiran yahay oo lagu tababarayo Ciidanka Xoogga Dalka [...]

Daawo: Halkee Ku Dambeeyay Ninkii Ku Caanbaxay Ar-Farmaajo Iigeeya.

Daawo: Halkee Ku Dambeeyay Ninkii Ku Caanbaxay Ar-Farmaajo Iigeeya.
Cabdullaahi Daanyeerow oo ku caanbaxay Arfarmaajo ii Geeya, ayaa sanad ka dib ay wax wayn iska badaleen noloshiisa, ka dib markii Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya uu shaqo siiyay, halka sido kalena uu ka shaqo bilabay Muqdisho. Cabdulaahi [...]

DAAWO-Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Oohin iyo Farxad Laysla Aamusin Waayey iyo Dhalinyaro Sujuud Ladhacday.

DAAWO-Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Oohin iyo Farxad Laysla Aamusin Waayey iyo Dhalinyaro Sujuud Ladhacday.
11 ka mid ah dhallinyarada Maxaabiista ku ahaa dalka Liibiya ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. DAAWO Share on Facebook

Sawirro+Video+Magacyada-Qaar Kamid ah Soomaalida Ku Xiran Libiya oo La Siidaynayo Balanqaadayna Inay Ciidan Noqonayaan.

Sawirro+Video+Magacyada-Qaar Kamid ah Soomaalida Ku Xiran Libiya oo La Siidaynayo Balanqaadayna Inay Ciidan Noqonayaan.
Danjiraha dowladda Soomaaliya u xil saartay arrimaha dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xirxiran wadanka Libiya ayaa waxa uu booqday qaar kamid ah xeryaha ay ku xiran yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed. Labada xabsi ee ambasadorka uu booqday waxa [...]

DHEGAYSO-Xaaladda oo Faraha Ka Baxday iyo Ciidamada oo Madaxweynaha u Qabtay 24 Saac Kadib Shirkii Muqdisho.

DHEGAYSO-Xaaladda oo Faraha Ka Baxday iyo Ciidamada oo Madaxweynaha u Qabtay 24 Saac Kadib Shirkii Muqdisho.
Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug ayaa 48 saac u qabtay in maamulka Galmudug ay ugu jawaabaan cabasho ay qabaan ciidamadaasi, kuwaas oo kacabanaya in eysan helin xaquuqdii ay la haayeen. Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa tilmaamay in [...]

NEWS UPDATE-Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Lahaayeen AMISOM.

NEWS UPDATE-Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Lahaayeen AMISOM.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay weerar abaabulan oo xoogaga Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha [...]

DAAWO SAWIRRADA-Shacabka oo Halmar Ku Baraarugey Wasiirkii Amniga iyo Ciidamo Hubaysan oo Guryohooda Alshabaab Ka Baaraya.

DAAWO SAWIRRADA-Shacabka oo Halmar Ku Baraarugey Wasiirkii Amniga iyo Ciidamo Hubaysan oo Guryohooda Alshabaab Ka Baaraya.
Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Hirshabelle Abdulkadir Aadan Jeelle ayaa ku dhowaaqay in dhowaan uu bilaabi doono maamulka Hirshabelle howlgalo loogaga sifeynayo ururka Al-Shabaab guud ahaan Hirshabelle. Wasiir Jeelle ayaa sheegay In dhowaan [...]

Dhageyso :Dowlada Somaliya Oo Beenisay In Ay Wadahallo La Yeesheen Somaliland

Dhageyso :Dowlada Somaliya Oo Beenisay In Ay Wadahallo La Yeesheen Somaliland
Wasiirka Arimaha Dibada Dowladda Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyey in kulan uu la qaatay Wasiirka Arimaha Somali-land Dr-Sacad Cali Shire in looga hadlay arimaha Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo wada hadaladii u socday labada dhinac.   http://puntlandi.ca/wp-content/uploads/2018/02/Wasiirka-Arimaha-Dibada-Somaliya-Oo-Fashiliyey-Kulan-Dhex-Maray-Wasiir-Sacad.mp3 Share [...]

BREAKING NEWS-Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xerada Maslax.

BREAKING NEWS-Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xerada Maslax.
Waxaa xalay kooxo hubeysan ay Weerar ku qaadeen xerada  maslax oo fadhiisimo u ah ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM. Qaar ka mida dadka deegaanka oo aan lahad lay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in daqiiqado kooban ay rasaas isweydaarsanayeen [...]

DAAWO Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Ciidanka Ku Sugan Jiiddaha Hore.

DAAWO Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Ciidanka Ku Sugan Jiiddaha Hore.
Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay qaybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool. Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed oo booqday Ciidamada dhaqdhaqaaqa wadda ayaa ugu baaqay in ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka [...]

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Qarax Xoogan oo Caawa Muqdisho Kadhacay iyo Dhaawacyo La Gurayo

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Qarax Xoogan oo Caawa Muqdisho Kadhacay iyo Dhaawacyo La Gurayo
Warar goordhow naga soo gaaray Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maqribnimadii caawa caruur ku cayaareysay Walxaha Qarxa ay la qaraxday, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Caruurtan oo laba aheyd ayaa Walxaha [...]

BREAKING NEWS-Ciidamada Dowladda Oo Ka Baxay Shabeelaha Hoose.

BREAKING NEWS-Ciidamada Dowladda Oo Ka Baxay Shabeelaha Hoose.
Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warbaahinta gudaha u xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo ay shalay Al-Shabaab kala wareegeen. Gudoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo [...]

SAWIRRO: Xildhibaan Cabdi Xukun oo Ka Qayb galay Shirka Guddoomiyeyaasha Wadamada Carabta ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

SAWIRRO: Xildhibaan Cabdi Xukun oo Ka Qayb galay Shirka Guddoomiyeyaasha Wadamada Carabta ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Xildhibaan Cabdicaziiz Cabdullaahi Maxamed (Cabdi Xukun ) ayaa ka qayb galay shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Carabta ee “Arab Parliamentary Speakers” ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Shirweynahaan oo [...]

Dagaal Xoogan oo Ka Bilowday Fariisimadii Ciidanka iyo Fariisimo Gacanta Looga Dhiga Alshabaab.

Dagaal Xoogan oo Ka Bilowday Fariisimadii Ciidanka iyo Fariisimo Gacanta Looga Dhiga Alshabaab.
Wararka ka imaanaya deegaano iyo degmooyin ku yaalo gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay aroortii hore ay Howgalo ka bilaabayn Ciidamada Soomaaliya degmooyin ay Shabaab ka taliyaan oo ku yaala gobalkaasi. Howgalka ayaa laga sameeyay [...]

DEG DEG-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Khilaafka Dekedda Muqdisho.

DEG DEG-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Khilaafka Dekedda Muqdisho.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa maanta oo Isniin ah dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar shaqo oo maalmo kooban ugu maqnaa magaalada Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa [...]

FAAH FAAHIN-Askar Goob Fagaare ah Lagu Laayey iyo Shacabkii oo Ka Kala Cararay Isgoys Kuyaal Muqdisho.

FAAH FAAHIN-Askar Goob Fagaare ah Lagu Laayey iyo Shacabkii oo Ka Kala Cararay Isgoys Kuyaal Muqdisho.
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay dilka geysteen meel aan ka fogeyn Isgoyska Sanka ee Magaalada Muqdisho. Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in halkaasi lagu dilay,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkaas ay [...]

DEG-DEG+SAWIRRO:- Shir Muhiim U Ah Soomaaliya Oo Ka Socda Muqdisho & IGAD Oo Ka Wada Hadlaysa.

DEG-DEG+SAWIRRO:- Shir Muhiim U Ah Soomaaliya Oo Ka Socda Muqdisho & IGAD Oo Ka Wada Hadlaysa.
Wakiilo ka socda Dowladaha ku Bahoobay Ururka Gobaleedka IGAD ayaa waxaa uu Shir Uga socda Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane. Shirkan oo ah mid muhiimad weyn u leh Soomaaliya ayaa looga hadlayaa sidii Wadamada ku bahoobay Urur goboleedka [...]

XOG CUSUB-Alshabaab oo Wada Qorshe ay Ku Qabsanayso Shabeellaha Hoose.

XOG CUSUB-Alshabaab oo Wada Qorshe ay Ku Qabsanayso Shabeellaha Hoose.
Xog hoose oo ay warbaahinta qaarkeed heshay ayaa sheegaysa in ururka Alshabaab uu qorshaynayso duulaan ay ku qabsanayaan deegaamo iyo magaalooyin katirsan gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed. Saraakiisha ugu sarreysa ee Al-shabaab [...]

DAAWO-Ciidanka Badda Soomaaliya iyo Qaabka Ay U Qalabaysan Yihiin.

DAAWO-Ciidanka Badda Soomaaliya iyo Qaabka Ay U Qalabaysan Yihiin.
Share on Facebook
error: Content is protected !!