Friday 19 January, 2018
Headline

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah Isinka ugu da’ada weyn Isimadda beesha Dhulbahante garabkana u saaran yahay qoriga AK47-ka ayaa goor dhaw daaha ka rogay in dagaal adag [...]

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay soo dhamaanayso muddo xileedkiisa ugana hartay wax ka yar sannad, waxaa maanta dul taagan xaalad adag oo u baahan kala doorasho ay tahay in uu qaato hadba midii uu doonayo in uu saameyn [...]

CADEYN: Dhiig Miiratada Shacabka Puntland !!!

CADEYN: Dhiig Miiratada Shacabka Puntland !!!
Muwaadin kasta oo ka dhoofa garoomada Puntland waxaa laga qaada lacag dhan $ 20 haduu u dhoofayo dalka gudihiisa ama dibadiisa , lacagtaas waxaa qaadatada shirkad amaanka garoomada Puntland la wareegtay sanadkii 2016 oo la yiraahdo HRM . 02/01/2018 [...]

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland
Shir deg deg ah oo ay goor dhaw yeesheen xubnaha baarlamaanka ee Puntland ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaqyada iyo dagaalada ka aloosan magaalada Tukaraq oo ay ku hardamayaan Puntland iyo Somaliland, waxaana la maqlayaa mararka qaarkood rasaasta [...]

WAR DEG DEG AH: Xildhibaano & Madaxda Beesha Saleebaan oo loo diiday in ay tagaan magaalada Dhuusa-Mareeb

WAR DEG DEG AH: Xildhibaano & Madaxda Beesha Saleebaan oo loo diiday in ay tagaan magaalada Dhuusa-Mareeb
CADAADO(Puntlandi.ca)- Isinka guud iyo waxgaradka Beesha Saleebaan ee Habargidir ayaa si adag u diiday in xubno katirsan golayaasha dawladda Faderaalka Soomaaliya, oo ka soo jeeda beeshaas ay ka qeybgalaan shirka maanta ka furmaya magaalada [...]

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka ka imaanaya Jiidaha ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in ilaa xalay la maqlayay hubka culus oo ay labada dhinacba adeegsanayaan, kuwaas oo u muuqda tijaabooyin ay isku ridayaan, sidaas oo kalena waxaa [...]

Musuq-Maasuqii Wasaaradda Ciyaaraha Puntland & Mustaqbalka da’ayarta Ciyaaraha oo ay ku ciyaarayso Wasaaradda & Shaqsiyaad gaar ah+XOG BUUXDA

Musuq-Maasuqii Wasaaradda Ciyaaraha Puntland & Mustaqbalka da’ayarta Ciyaaraha oo ay ku ciyaarayso Wasaaradda & Shaqsiyaad gaar ah+XOG BUUXDA
Puntland waa dawlad 19 sano jir ah ayaa  waxaa ka jira horumar cayaareed  oo aan uqalmin da’da ay jirto maamulkan, taas oo ay lahartay Wasaaradda DHalinyarada & Ciyaaraha ee maamulkas oo ahayd mid gaabis ah marar badan. Xiriirka [...]

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in laga maqlayo gudaha magaaladaas, rasaas ay ridayaan ciidamo ka soo horjeeda Somaliland, oo ay ku jiraan shacabka magaaladaas. Ilaa hadda ma jirro dagaal [...]

Alshabaab : Waa Xalaal Dhiigga Muktaar Rooboow Mansuur, Waana Ku Maqannahay Dilkiisa”.

Alshabaab : Waa Xalaal Dhiigga Muktaar Rooboow Mansuur, Waana Ku Maqannahay Dilkiisa”.
Kooxda Alshabaab ayaa ku goodisay in ay dilayaan Mukhtaar Rooboow Mansuur kaasi oo horey kooxdaas uga soo goostay ugu dambeyntiina  ku biiray dowlada Somaliya , waxa ayna  sheegeen in dilkiisa banaan yahay oo uu yahay murtad sida ay hadalka [...]

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa sidii ay ciidamada Somaliland ugu suuragashay in ay qabsadaan magaalada Tukaraq oo 50KM u jirta caasumada Puntland taariikhdu markay ahayd 8 January 2018, xiligaas oo ay Puntland isku diyaarinaysay [...]

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ayaa sheegaya in xiisada labada dhinac ka dhaxaysa ay haddaba sii kordhayso, ayna sii kordhinayaan joogitaankooda dhanka ciidamada ah oo ay wadaan dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey. Somaliland ayaa ciidamadeeda [...]

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL
Wasiirka Biyaha & Horumarinta ee Somaliland oo ka soo jeeda magaalada Laascaanood oo goor dhaw Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay colaadaha ka aloosan magaalada Tukaraq ee gobalkaas. Wasiirka ayaa sheegay [...]

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb
Sidda uu tabinayo Wariyaha Puntlandi.ca ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ka baaqsaday socdaal uu kutagi lahaa magaalada Dhuusa-Mareeb, kagana qeybgali lahaa Madasha dhameystirka [...]

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa in ay dawladda Itoobiya si adag ugu hanjabtay labada maamul ee Puntland & Somaliland, oo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadii ugu faraha badnaa soo dhoobay xaduudaha ay ka wadaan gobalka Sool, [...]

WAR DEG DEG AH: Farmaajo, Gaas iyo Madax kale oo gaartay Dhuusa-Mareeb & Warar ka soo baxaya

WAR DEG DEG AH: Farmaajo, Gaas iyo Madax kale oo gaartay Dhuusa-Mareeb & Warar ka soo baxaya
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-Mareeb ee gobalka Galguduud ayaa sheegaya in ay halkaas gaareen Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno [...]

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in hubka culus ee madaafiicda ah ay labada dhinacba xalay rideen, taas oo muujisay heerka colaadda oo hadda sii maraya meel xasaasi ah. Ma jiraan wax khasaare ah oo la [...]

Ciidamo Amisom Ah Oo Gaaray Dhuusa-Mareeb , Dalkee Ayay Ka Soo Jeedaan?

Ciidamo Amisom Ah Oo Gaaray Dhuusa-Mareeb , Dalkee Ayay Ka Soo Jeedaan?
Ciidamada Jabuuti  ee hawlgalada nabad ilaalinta  u jooga Somaaliya ee ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Ujeedada Ciidamadaasi loo geeyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu Sheegay [...]

Dhageyso : Is Badallo Dhanka Cimiladda Ah Oo Muqdisho Ka Jira , Qaboow Ayay Ka Sheeganayaan

Dhageyso : Is Badallo Dhanka Cimiladda Ah Oo Muqdisho Ka Jira , Qaboow Ayay Ka Sheeganayaan
Shaki kama taagnaa inuu jiro isbedel dhanka cimilada ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Isbedelka weyn ee dhanka Cimilada ee la dareemay ayaa ah habeenkii oo dadka areer Muqdishoi ay dareemaan qabow badan oo qar qaryo wata, [...]

Ciidamo Amisom Ah Oo Lagu Waramay In Ay Ku Sii Jeedaan Dhuusa Mareeb , Amaanka Madaxweynaha Ayay Qeyb Ka Noqonayaan

Ciidamo Amisom  Ah Oo Lagu Waramay In Ay Ku Sii Jeedaan Dhuusa Mareeb , Amaanka Madaxweynaha Ayay Qeyb Ka Noqonayaan
Ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan AMISOM ayaa lagu waramayaa in saacaddaha soo socda  ay gaarayaan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Ciidamadaan ayaa Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug waxa ay ku sheegeen in loogu tala galay in [...]

Baarsaboorka Jarmalka Oo Kaalinta 1-aad Kala Galay Baasaboordaa Dunida Ugu Xooggan , Yaa Ugu Hoseeya Halkee Ayayna Somaliya Kaga Jirtaa?.

Baarsaboorka Jarmalka Oo Kaalinta 1-aad Kala Galay Baasaboordaa Dunida Ugu Xooggan , Yaa Ugu Hoseeya Halkee Ayayna Somaliya Kaga Jirtaa?.
Basaboorada dunida ugu Qiimaha iyto Mustawaha Sareeya+Dalalka Fiiso la’aan lagu geli karo ayaa la soo saaray iyo waliba ugu ugu hoseeya     Share on Facebook
error: Content is protected !!