Saturday 24 February, 2018
Headline

DAAWO-Gabdho Reer Hargaysa ah oo Oohin Afka Furtay Kadib Markii ay Muqdisho Ka Degaan Maxay Lakulmeen

DAAWO-Gabdho Reer Hargaysa ah oo Oohin Afka Furtay Kadib Markii ay Muqdisho Ka Degaan Maxay Lakulmeen
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Gabdho ka soo jeeda deegaamada maamulka Soomaaliland gaar ahaan magaalada Hargaysa oo gaarey magaalada Muqdisho ayaa oohin afka furtay kadib markii ay halkaasi ku arkeen arrin [...]

Daawo:- Siyaasiyiinta Somaliland Oo Ka Hor Yimid Wada hadalada DF Soomaaliya & Somaliland, Una Digay Muuse.

Daawo:- Siyaasiyiinta Somaliland Oo Ka Hor Yimid Wada hadalada DF Soomaaliya & Somaliland, Una Digay Muuse.
Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa ka hor yimid wada hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, ee la filayo in dhawaan ay qabsoomaan. Siyaasiyiintaan ayaa Sheegay in arrintaani ay meel ka [...]

WARBIXIN XOG WARAN AH-Dowladda Ingiriiska oo Ku Biirtay Xiisadda Tukaraq iyo Safiir Gaarey Somaliland.

WARBIXIN XOG WARAN AH-Dowladda Ingiriiska oo Ku Biirtay Xiisadda Tukaraq iyo Safiir Gaarey Somaliland.
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa sheegaya in wafti uu hogaaminayo safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya David Concar ay ka degeen magaaladaasi Hargeysa. Ujeedka safarka waftigan uu hogaaminayo [...]

DAAWO-Xiisadda Tukaraq iyo Sirta Ku Duugan ee Boobka Soomaaliland Kuhayso Hubkii Dhulbahante.

DAAWO-Xiisadda Tukaraq iyo Sirta Ku Duugan ee Boobka Soomaaliland Kuhayso Hubkii Dhulbahante.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa weli ka taagan xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland kuwaas oo sii xoogaysanayey marba marka kasii dambeeya tan markii duulaanka ciidamada maamulka Somaliland ay ku qabsadeen bilowgii [...]

DABAGAL:- Maxaad Kala Socotaa Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Abwaanadii Soomaaliyeed Hadraawi, Qeys & Ganey ?

DABAGAL:- Maxaad Kala Socotaa Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Abwaanadii Soomaaliyeed Hadraawi, Qeys & Ganey ?
Saddex abwaan oo caanka ah bulshada Soomaalida dhexdeeda waxaa ay muddo badan ku noolaayeen magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee deegaanada Somaliland. Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi waxaa uu ku noolyahay magaalada Burco, Halka Cabdiqeys iyo [...]

WAR DEG DEG AH-Muuse Biixi oo Ka Dhoofey Hargeysa Kadib Markii Looga Yeeray Imaaraadka.

WAR DEG DEG AH-Muuse Biixi oo Ka Dhoofey Hargeysa Kadib Markii Looga Yeeray Imaaraadka.
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi, ayaa maanta safar qaadan doona muddo todobaadka ah ugu kicitimay dalka isu tagga Imaaraadka carabta. Ma jiro War rasmiya oo kasoo baxay madaxtooyada Somaliland, warbaahintana waa loo diiday in faahfaahin [...]

SAWIR-Laga Qaaday Kantaroolka Somaliland ee Tukaraq iyo Qaabka Dadka Loogu Baaro.

SAWIR-Laga Qaaday Kantaroolka Somaliland ee Tukaraq iyo Qaabka Dadka Loogu Baaro.
Ciidanka maamulka Soomaaliland ayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ka samaystay kastam cusub oo ay dadka kaga qaadaan canshuurta kadib markii ay halkaasi qabsadeen 8-dii bishii January ee sanadkaan. Kantaroolkaan cusub oo Soomaaliland ay [...]

DAAWO SAWIRRO-Somaliland oo Ciidamo Hubaysan Ka Soo Dirtay Laascaanood iyo Ciidanka Puntland Oo Heegan ah.

DAAWO SAWIRRO-Somaliland oo Ciidamo Hubaysan Ka Soo Dirtay Laascaanood iyo Ciidanka Puntland Oo Heegan ah.
Warar kala duwan ayaa saaka waxa ay naga soo gaarayaan jiidaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Soomaaliland iyo kuwa dowladda Puntland, sida ay sheegayaan dadka rakaabka ah ee la socda gaadiidka shacabka ee ku safraya Garoowe ilaa [...]

DAAWO-Magaalada Laascaanood oo 11 Sano Kadib Madax Katirsan DFS iyo Puntland Gaareen iyo Xaaladda Maanta.

DAAWO-Magaalada Laascaanood oo 11 Sano Kadib Madax Katirsan DFS iyo Puntland Gaareen iyo Xaaladda Maanta.
Magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa aas qaran loogu sameeyay allaha u naxariistee marxuum Garaad Cali Buraale Xasan oo dhawaan halkaasi ku geeriyooday. Waxaa aaska marxuumka ka qayb galay Ugaas Maxamuud Ugaas C/Laahi, Garaad Mashqare, [...]

DEG DEG+SAWIRRO-Somaliland oo Calankeeda Ka Taagtey Degmada Boocame.

DEG DEG+SAWIRRO-Somaliland oo Calankeeda Ka Taagtey Degmada Boocame.
Ciidamo katirsan kuwa Soomaaliland iyo kuwa malayshiyaad ah oo laga qoray deegaanka ayaa saaka calanka Soomaaliland ka taagey degmada Boocame ee gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadani ay socod dheer ku mareen qaybaha kala duwan ee [...]

XOG CSUB-Soomaaliland Oo Diidey In Saraakiil Maraykan ah Ay Booqdaan Tukaraq iyo Sanaag+Sababta.

XOG CSUB-Soomaaliland Oo Diidey In Saraakiil Maraykan ah Ay Booqdaan Tukaraq iyo Sanaag+Sababta.
Somaliland waxay diiday inay ogolaato Sadex Sarkaal oo Maraykan ah kana tirsan Hay”adaha xasaradaha aduunka oo rabay inay booqdaan (Xuduuda lagu mursan-yahay ee Sool & Sanaag. Johan David oo muda badan aanu xidhiidh lahayn saaka ayuu [...]

DAAWO-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Dagaal Ku Dhawaaqay.

DAAWO-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Dagaal Ku Dhawaaqay.
Xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa saaka ah mid laga dareemayo xiisad iyadoona ay gaareen masuuliyiin iyo ciidankii ugu badnaa oo isugu jira kuwa deegaanka iyo kuwa Puntland iyo Soomaaliland. Ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa [...]

DAAWO SAWIRRO-Madaxweynaha Soomaaliland Oo Booqday Xerada Birjeex.

DAAWO SAWIRRO-Madaxweynaha Soomaaliland Oo Booqday Xerada Birjeex.
Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka kormeer ku tegay xerada ciidanka  Somaliland ee Birjeex oo dayac-tir lagu sameeyey, xayndaab cusubna lagu wareejiyey, waxana uu badhtamaha xerada salaan kaga qaatay cutub katirsan ciidanka [...]

XOG CUSUB-Saraakiisha Somaliland Oo Ku Kala Jabay Dagaalka Tukaraq, Taliye Laxiray iyo Malayshiyaad La Qorayey Oo Diidey.

XOG CUSUB-Saraakiisha Somaliland Oo Ku Kala Jabay Dagaalka Tukaraq, Taliye Laxiray iyo Malayshiyaad La Qorayey Oo Diidey.
Saraakiisha ciidamada maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay ku kala jabeen xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool kadib markii uu soo kala dhex galay qaar kamid ah hogaamiyaasha ciidamada Somaliland khilaaf [...]

BREAKING NEWS-Rasaas Goos Goos ah Oo Laga Maqlay Tukaraq, Madagaalbaa Socda+Cidda Ridaysa.

BREAKING NEWS-Rasaas Goos Goos ah Oo Laga Maqlay Tukaraq, Madagaalbaa Socda+Cidda Ridaysa.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in xiisad laga dareemayo duleedka deegaankaasi ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland. Warar hoose oo warbaahinta qaarkeed heshay [...]

DEG DEG-Xiisad Ka Taagan Dhinaca Somaliland ee Tukaraq Malayshiyaad Lagu Daabulyo, Ciidamo Gedoodey iyo Madaxweyne Gaas oo Balanqaad Helay.

DEG DEG-Xiisad Ka Taagan Dhinaca Somaliland ee Tukaraq Malayshiyaad Lagu Daabulyo, Ciidamo Gedoodey iyo Madaxweyne Gaas oo Balanqaad Helay.
Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa inay hub urursi ka bilaabeen deegaamo katirsan gobolka Sool si ay ugu xoojiyaan ciidankooda ku sugan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland. Wararka [...]

BREAKING NEWS-Cabsi Soo Foodsaartay Hargaysa iyo Berbera iyo Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Inuusan Aqbalayn Weerar

BREAKING NEWS-Cabsi Soo Foodsaartay Hargaysa iyo Berbera iyo Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Inuusan Aqbalayn Weerar
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in marnaba aysan raali ka aheyn Saldhiga Millitari ee Berbera weeraro laga qorsheeyay in lagu qaado wadamada deriska sida Itoobiya, Djabuuti iyo wadamo kale. Maamulka Somaliland ayaa sanadkii tagay waxa ay Saldhiga [...]

Daawo : Faysal Cali Waraabe Oo Aflagaadeeyay Suldaanka Guud Ee Isaaq , Maxaa U Sabab Ah?

Daawo : Faysal Cali Waraabe Oo Aflagaadeeyay Suldaanka Guud Ee Isaaq , Maxaa U Sabab Ah?
Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeisa ayaa sheegay inaysan Wanaagsan Xaalada Caafimaad ee Suldaanka Beelaha isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir. “Wuxuu ku leeyahay Suldaankii guud ayaan ahay, Hadana wuxuu leeyahay [...]

Daawo: Xoghayihii Dowlada Hoose Ee Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday , Waxa Uu Weeraray Isna Duqa Hargeysa

Daawo: Xoghayihii Dowlada Hoose Ee Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday , Waxa Uu Weeraray Isna Duqa Hargeysa
Xogihiyihii dowlada hoose ee magaalada Hargeysa Xasan Cawaale ayaa ka halday wareegtadii uu waisirka arimaha gudahaa  uu xilka uga qaaday  halka uu eedeeyay  duqa magaalada Hargeysa   Share on Facebook

Mid Kamid ah Taliyayaashii Ciidanka Soomaaliland Oo La Diley iyo Xaaladda Oo Kacsan.

Mid Kamid ah Taliyayaashii Ciidanka Soomaaliland Oo La Diley iyo Xaaladda Oo Kacsan.
Taliyihii ciidanka nabad-galyada waddooyinka gobolka Togdheer Gaashaanle Cabdillaahi Faarax Soofadhiiste ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Burco kaddib markii uu gaadhi jiidhay isagoo ku gudo jira hawlihiisa shaqo. Majirto cid ilaa hadda cadaysay [...]

Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddoomiyayaasha Gobolada Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale

Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddoomiyayaasha Gobolada Somaliland Iyo Masuuliyiin Kale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan [...]
error: Content is protected !!