Friday 19 January, 2018
Headline

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah Isinka ugu da’ada weyn Isimadda beesha Dhulbahante garabkana u saaran yahay qoriga AK47-ka ayaa goor dhaw daaha ka rogay in dagaal adag [...]

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland
Shir deg deg ah oo ay goor dhaw yeesheen xubnaha baarlamaanka ee Puntland ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaqyada iyo dagaalada ka aloosan magaalada Tukaraq oo ay ku hardamayaan Puntland iyo Somaliland, waxaana la maqlayaa mararka qaarkood rasaasta [...]

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka ka imaanaya Jiidaha ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in ilaa xalay la maqlayay hubka culus oo ay labada dhinacba adeegsanayaan, kuwaas oo u muuqda tijaabooyin ay isku ridayaan, sidaas oo kalena waxaa [...]

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in laga maqlayo gudaha magaaladaas, rasaas ay ridayaan ciidamo ka soo horjeeda Somaliland, oo ay ku jiraan shacabka magaaladaas. Ilaa hadda ma jirro dagaal [...]

Yuu La Kulmay Ilaa Haatan Madaxweynaha Somaliland Mr Biixi , Itoobiya Oo Hal Arin Fareysa Maamulkaas.

Yuu La Kulmay Ilaa Haatan Madaxweynaha Somaliland Mr Biixi , Itoobiya Oo Hal Arin Fareysa Maamulkaas.
Madaxweynaha Somaliland Col. Muuse Biixi ayaa ku sugan magaaladda AddisAbaba halkaasoo uu kulamo kula qaadanayo madax ka tirsan dowladda Itoobiya sida Raysal wasaaraha iyo wasiirka difaaca. Ilo ku dhowdhow xafiiska Biixi ayaa ka soo xigtay in [...]

Daawo : Cadeyn , Somaliland Oo Laga Dhoofiyo Macdanta Dhulkeena Iyo Dhagaxaan Qiimo Leh

Daawo : Cadeyn , Somaliland Oo Laga Dhoofiyo Macdanta Dhulkeena Iyo Dhagaxaan Qiimo Leh
Marar badan ayay Somaliland beenisay warar sheegayay in dhulka Somaliland lagala baxo  macdan waliba loo suuq geeyo banaanka dalka Waxaa haatan baraha bulshada qabsaday muuqaal cadeynaya in macdan iyo dhagaxaan qiimo leh laga dhoofiyo degdda [...]

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa sidii ay ciidamada Somaliland ugu suuragashay in ay qabsadaan magaalada Tukaraq oo 50KM u jirta caasumada Puntland taariikhdu markay ahayd 8 January 2018, xiligaas oo ay Puntland isku diyaarinaysay [...]

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ayaa sheegaya in xiisada labada dhinac ka dhaxaysa ay haddaba sii kordhayso, ayna sii kordhinayaan joogitaankooda dhanka ciidamada ah oo ay wadaan dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey. Somaliland ayaa ciidamadeeda [...]

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL
Wasiirka Biyaha & Horumarinta ee Somaliland oo ka soo jeeda magaalada Laascaanood oo goor dhaw Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay colaadaha ka aloosan magaalada Tukaraq ee gobalkaas. Wasiirka ayaa sheegay [...]

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb
Sidda uu tabinayo Wariyaha Puntlandi.ca ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ka baaqsaday socdaal uu kutagi lahaa magaalada Dhuusa-Mareeb, kagana qeybgali lahaa Madasha dhameystirka [...]

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa in ay dawladda Itoobiya si adag ugu hanjabtay labada maamul ee Puntland & Somaliland, oo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadii ugu faraha badnaa soo dhoobay xaduudaha ay ka wadaan gobalka Sool, [...]

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in hubka culus ee madaafiicda ah ay labada dhinacba xalay rideen, taas oo muujisay heerka colaadda oo hadda sii maraya meel xasaasi ah. Ma jiraan wax khasaare ah oo la [...]

Somaliland Oo Aqoonsi Ka Raadinaysa Britain

Somaliland Oo Aqoonsi Ka Raadinaysa Britain
Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa magaalada London kula kulmay xubno ka mid ah baarlamanka UK. Wasiirka ayaa sheegay inuu kala hadlay halka ay Somaliland siyaasadeedu ku wajahan tahay, gaar ahaan wixii ka dambeeyey [...]

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo qeylo dhaan Afka shubtay, una Habar wacatay Jabuuti & Itoobiya.

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo qeylo dhaan Afka shubtay, una Habar wacatay Jabuuti & Itoobiya.
Somaliland ayaa qeylo dhaan xoog leh ku dhawaaqday goor dhaw, taas oo ka dambeysay markii ay garowsatay in Puntland dulqaadkii ka dhamaaday, ayna doonayso in ay qabsato deegaanadii kal hore ay soo galeen ciidamada maamulka Somaliland. Wasiirka [...]

DEG DEG+DAAWO: Baarlamaanka Puntland ‘’Dhaawaca iyo Maxaabiista S/Land Ha lalaayo, lamana badbaadin karro’’ War culus

DEG DEG+DAAWO: Baarlamaanka Puntland ‘’Dhaawaca iyo Maxaabiista S/Land Ha lalaayo, lamana badbaadin karro’’ War culus
Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa ku dhawaaqay goor dhaw dagaal toos ah oo lagu qaado ciidamada Somaliland, oo hadda kusugan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, waxaana muuqata dagaal adag oo labada dhinac ah. Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka [...]

XOG SIR AH: Puntland Oo Qaadaysa Dagaal Culus Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey

XOG SIR AH: Puntland Oo Qaadaysa Dagaal Culus Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasumada Puntland ayaa sheegaya in ay Puntland qaadayso howlgal balaaran oo ka dhan ah Somaliland, taas oo ka dhigan duulaan qorsheysan oo ay maamulka Garoowe abaabulayaan maalmihii u dambeeyey. Baabuurta [...]

WAR DEG DEG AH: M/weynaha Somaliland oo kusoo wajahan Laascaanood & Xaalad dagaal oo taagan

WAR DEG DEG AH: M/weynaha Somaliland oo kusoo wajahan Laascaanood & Xaalad dagaal oo taagan
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku soo wajahan magaaladaas, isla markaasna uu booqan doono ciidamadiisa ku sugan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool oo ay dhawaan qabsadeen. Madaxweynaha [...]

DEG DEG: Xildhibaanada & Isimada Dhulbahante oo kudhawaaqaya go’aamo khuseeya P/Land Iyo S/Land

DEG DEG: Xildhibaanada & Isimada Dhulbahante oo kudhawaaqaya go’aamo khuseeya P/Land Iyo S/Land
Wariyaha Puntlandi.ca ee magaalada Garoowe ayaa soo sheegaya in deegaanka Buurawadal oo 10KM u jira caasumada Puntland ay shir ku leeyihiin Isimada dhaqanka iyo xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee kasoo jeeda magaalada Laascaanood. Labada [...]

WAR DEG DEG AH: Puntland oo ciidamo cusub ka keentay gobaladeeda iskuguna geystay Tukaraq iyo Dagaal laga cabsi qabo

WAR DEG DEG AH: Puntland oo ciidamo cusub ka keentay gobaladeeda iskuguna geystay Tukaraq iyo Dagaal laga cabsi qabo
Ciidamadii ugu faraha badnaa oo ka socda Puntland ayaa hadda kusii qulqulaya magaalada Tukaraq, waxayna ka yimaadeen inta badan gobalada Puntland, waxaana muuqata in dagaal dhameystiran ay Puntland u diyaar garowday. Wararka ayaa sheegaya in [...]

DEG DEG: Rasaas laga maqlay Aaga Tukaraq & Dhaqdhaqaaqyada Labada Dhinac Ay Wadaan

DEG DEG: Rasaas laga maqlay Aaga Tukaraq & Dhaqdhaqaaqyada Labada Dhinac Ay Wadaan
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in laga maqlay rasaas waa weyn oo ay isku ridayeen ciidamadu, gaar ahaana wararka ayaa sheegaya in meelaha qaarkood [...]
error: Content is protected !!