Monday 19 February, 2018
Headline

DHEGAYSO-Saddex Gobol iyo 11 Degmo oo Katirsan Puntland oo Shir U Furmayo Maxayse Uga Hadlayaan.

DHEGAYSO-Saddex Gobol iyo 11 Degmo oo Katirsan Puntland oo Shir U Furmayo Maxayse Uga Hadlayaan.
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in dhowaan degmada Ufayn ee gobolkaasi uu ka furmi doono shirweyne ay yeelan doonaan shacabka iyo [...]

Sawirro-Malaayiin Dollar oo Laga Badbaadinayo Saaka Doonta Al-xafiis.

Sawirro-Malaayiin Dollar oo Laga Badbaadinayo Saaka Doonta Al-xafiis.
Si rasmi ah ayaa loo bilaabay soo dajinta Hantida saaran Doonida Al Xaafiis ee todobaadkii hore ku caariday Marsada magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Ganacsatada iyo qeybaha bulshada ayaa 7 maalmood waday dhismaha deked macmil [...]

DAAWO-Isimada Puntland oo Digniin u Diray DFS, Somaliland iyo Danjire Micheal Keating,”Dhulkayagu Ceesaan ama Dhar Ma ahan”

DAAWO-Isimada Puntland oo Digniin u Diray DFS, Somaliland iyo Danjire Micheal Keating,”Dhulkayagu Ceesaan ama Dhar Ma ahan”
Isimada Puntland ayaa ka hadlay wada hadalada u dhaxeya Soomaaliya iyo Somaliland oo dhawaan lagu wado iney ka furmaan Dalka Jabuuti oo u garwaden ka yahay wakiilka qaramada midoobe ee Soomaaliyas. Halkan Hoose Ka Daawo: Share on Facebook

DHEGAYSO-Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawaca Burburka Gaadiidka oo Puntland Ku Sii Badanaya

DHEGAYSO-Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawaca Burburka Gaadiidka oo Puntland Ku Sii Badanaya
Deegaamada Puntland waxaa marba marka ka dambaysa ku soo badanaya shilalka gaadiidka xilli todobaaddadii ugu dambeysey ay inta u dhexaysa magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso ka dheceen in ka badan 25 shil. Shilalkaani ayaa waxaa lasheegay inuu [...]

WARAYSIYO+XOG-Maxaa Kajira in Barlamaanka Puntland u Yeerayaan Madaxweyne Gaas iyo Golaha Xukuumadda.

WARAYSIYO+XOG-Maxaa Kajira in Barlamaanka Puntland u Yeerayaan Madaxweyne Gaas iyo Golaha Xukuumadda.
PUNTLAND (PIC)-Xildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo dhowaan lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay wadaan qorshe xildhibaanadu ay kuyeelanayaan kulan aan caadi ahayn oo ay ugu yeerayaan madaxweyne Gaas, madaxwyne ku-xigeenka iyo [...]

Muuqaal Muhiim ah-Kadib 11 Sano oo Colaad ah iyo 81 Dhimasho ah Maxaa dhexmaray Beelaha Cumar Maxamuud iyo B Ararsame.

Muuqaal Muhiim ah-Kadib 11 Sano oo Colaad ah iyo 81 Dhimasho ah Maxaa dhexmaray Beelaha Cumar Maxamuud iyo B Ararsame.
Deegaanka Maygaagle ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay lagu soo afmeeray shir nabadeed u dhexeeyey beelo ood wadaag ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku dagaalamyey deegaamo hoosyimaada gobolada Sool iyo Nugaal ee Puntland. Shirweynahaan nabadaynta [...]

MUUQAAL-Puntland oo Cashuurtii Ka Dhaaftay Guud Ahaan Hantidii Saarnayd Doonta Al-xafiis.

MUUQAAL-Puntland oo Cashuurtii Ka Dhaaftay Guud Ahaan Hantidii Saarnayd Doonta Al-xafiis.
Dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay ku dhawaaqday in guud ahaan canshuurtii laga dhaafay hantidii saarnayd doonta Al-xafiis oo dhowaan ku caaridey xeebaha Boosaaso, laguna guulaystey in la soo badbaadiyo. Wasiiirka wasaaradda Maaliyadda Cabdullaahi [...]

Mid Kamid ah Wasaaradaha Puntland oo Magacii Laga Bedeley iyo Xukuumadda oo Sababaysay.

Mid Kamid ah Wasaaradaha Puntland oo Magacii Laga Bedeley iyo Xukuumadda oo Sababaysay.
Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanaayeen wax ka bedelis lagu sameeyey magaca mid kamid ah wasaaradaha dowladda [...]

DEG DEG-Lix Kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo Galabta Garoowe Kaga Dhawaaqay Go’aan Shacabku Ku Farxay.

DEG DEG-Lix Kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo Galabta Garoowe Kaga Dhawaaqay Go’aan Shacabku Ku Farxay.
Lix ka mid ah golaha wasiirada dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa war ka soo saaray doonta Al-xafiis oio dhowaan ku caaridey xeebaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirada shirka [...]

BREAKING NEWS-Madaxweyne Gaas iyo Golihiisa Wasiirada oo Hadda War Culus Ku Dhawaaqay iyo Ciidanka oo Heegan Lageliyey.

BREAKING NEWS-Madaxweyne Gaas iyo Golihiisa Wasiirada oo Hadda War Culus Ku Dhawaaqay iyo Ciidanka oo Heegan Lageliyey.
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaran, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda [...]

MUUQAALKII UGU DAMBEEYEY-Kulamo Xasaasi ah oo Ka Socda Madaxtooyada Puntland.

MUUQAALKII UGU DAMBEEYEY-Kulamo Xasaasi ah oo Ka Socda Madaxtooyada Puntland.
Madaxweyne Gaas ayaa kullan culus laleh guddiga joogtada ee barlamaanka Puntland, kadib markii uu shalay dib ugusoo laabtay magaalada Garowe, kadib safar todobaadyo ah oo uu ugu maqnaa Muqdisho. Kullankaan ayaa waxaa dalbaday guddiga joogtada [...]

DAAWO-Qaar Kamid ah Haweenka Puntland oo Tallaabo Lagu Farxo Qaaday.

DAAWO-Qaar Kamid ah Haweenka Puntland oo Tallaabo Lagu Farxo Qaaday.
Deeqdaan oo ka koobnayd raashinka noocyadiisa kala duwan, dhar iyo gogol ayaa waxaa loo qaybiyey 132 qoys oo kamid ah dadka danyarta ah ee kunool kaamka Jillab 3 ee duleedka magaalada Garoowe. Taageeradaan ayaa waxaa isku soo dubaridey xafiiska [...]

AKHRISO-Heshiis Rasmi ah oo Laga Gaarey Colaaddii Deegaamo Katirsan Sool iyo Nugaal.

AKHRISO-Heshiis Rasmi ah oo Laga Gaarey Colaaddii Deegaamo Katirsan Sool iyo Nugaal.
Saraakiil ka Socta Dowladda Itoobiya oo maalhimii la soo dhaafay  ku sugnaa Gobalka Sool ayaa heshiis Hordhac ah kala Dhex-dhigay Maleeshiyaad mudooyinkii danbe ku dagaalamay deegaamo katirsan gobolada Nugaal iyo Sool. AKHRISO Share on [...]

VIDEO-Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Xiisadda Tukaraq Haddaba Maxaa Hortaagan In La Xoreeyo.

VIDEO-Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Xiisadda Tukaraq Haddaba Maxaa Hortaagan In La Xoreeyo.
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 10 maalmood oo uu ku sugnaa caasumada Soomaaliya dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, isagoo ka hadlay arrimihii shirka Muqdisho. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay [...]

AKHRISO HESHIISKA-Shir Nabadeedkii U Dhexeeyey Beelaha Bah-ararsame iyo Reer Mahad oo La Soo Afmeeray.

AKHRISO HESHIISKA-Shir Nabadeedkii U Dhexeeyey Beelaha Bah-ararsame iyo Reer Mahad oo La Soo Afmeeray.
Deegaanka Maygaagle ayaa waxaa maanta lagu soo afmeeray shir nabadeed u dhexeeyey beelo ood wadaag ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku dagaalamyey deegaamo hoosyimaada gobolada Sool iyo Nugaal ee Puntland. Shirweynahaan nabadaynta ah oo u dhexeeyey [...]

WARAYSI-Afduub Aan Noociisa Horay Loo Arag oo Kadhacay Puntland iyo Warar Ka Soo Baxaya.

WARAYSI-Afduub Aan Noociisa Horay Loo Arag oo Kadhacay Puntland iyo Warar Ka Soo Baxaya.
Dabley hubaysan ayaa abaaro duhurnimadii maanta afduub ugu geystay magaalada Baran ee Gobolka Sanaag mid ka mid ah hawlwadeenadda Shirkadda Biyaha NUWACO sida ay xaqiijiyeen madaxda shirkaddaasi. Xisaabiyaha Shirkadda NUWACO  shirkadda NUWACO [...]

MUUQAAL-Madaxweyne Gaas oo Garoowe Ku Soo Laabtay Muxuu Kayiri Tukaraq.

MUUQAAL-Madaxweyne Gaas oo Garoowe Ku Soo Laabtay Muxuu Kayiri Tukaraq.
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 10 maalmood oo uu ku sugnaa caasumada Soomaaliya dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, isagoo ka hadlay arrimihii shirka Muqdisho. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay [...]

DAAWO-Maxaa Kajira In Puntland Bixiso Shatiyo Sharci Darro ah iyo War Culus oo Garoowe Lagaga Dhawaaqay.

DAAWO-Maxaa Kajira In Puntland Bixiso Shatiyo Sharci Darro ah iyo War Culus oo Garoowe Lagaga Dhawaaqay.
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda dowladda Puntland ayaa maanta ka jawaabtay warar soo baxay oo tibaaxay in wasaaraddu ay si sharci-darro ah rukhsad u siisay maraakiib iyo doomo jariif ah,kuwaasoo Xeebaha Puntland ka xaday kheyraad [...]

DAAWO-Gurmadkii Badbaadinta Doonta Al-xafiis oo Guulaystey iyo Wasiiro La Xisaabtamaya DP World

DAAWO-Gurmadkii Badbaadinta Doonta Al-xafiis oo Guulaystey iyo Wasiiro La Xisaabtamaya DP World
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in lasoo afjarayo howlgalka badbaadinta Doonida Al Xaafiis, oo ku caariday dekeda magaaladaas, wadana aduun gaaraya 7 Malyan oo Dollar. Ganacsatada iyo qeybaha kala [...]

DHEGAYSO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Jiidda Hore War Culus Kaga Dhawaaqay.

DHEGAYSO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Jiidda Hore War Culus Kaga Dhawaaqay.
Deegaamo badan oo katirsan gobolka Cayn ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaaqyo ciidan tan iyo markii maamulka Soomaaliland uu deegaamadaasi u diray shaqsiyaad uga soo qora malayshiyaad lagu daro ciidankooda. Saraakiisha ciidanka Puntland ee [...]

DAAWO-Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019 iyo Qorshihiisa.

DAAWO-Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019 iyo Qorshihiisa.
Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa  iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka [...]
error: Content is protected !!