Friday 19 January, 2018
Headline

Xariirka Musuq-maasuqa Hareeyay Ee Puntland Iyo Kooxda BARI FC Oo Isku Dhaggan , Wasaaradda Ciyaaraha-na Dacwad Ayay Ka Yihiin

Xariirka Musuq-maasuqa Hareeyay Ee Puntland Iyo Kooxda BARI FC Oo Isku Dhaggan , Wasaaradda Ciyaaraha-na Dacwad Ayay Ka Yihiin
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Kooxda kubbada cagta BARI FC  oo  ah horyaalka kubbada cagta puntland  ayaa  sheegtay in ay caddaalad  xumo ka tabanayaan xiriirka kubada cagta soomaaliya iyo wasaarada dhalinyarada [...]

Madaxweyne C/weli Gaas Oo U Ambabaxaya Safar Itoobiya Ah , Si Deg Deg Ayaa Loogu Yeeray

Madaxweyne  C/weli Gaas Oo U Ambabaxaya Safar Itoobiya Ah , Si Deg Deg Ayaa Loogu Yeeray
Ilo wareedyo ay heshay Puntlandi.ca ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland ee C/weli Gaas  iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaarayaan asbuucaan  magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya Ujeedka safarkaas ayaa ka dambeeya dhex dhexdaadin dowladda [...]

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro

DEG DEG+DHAGEYSO: Isimadda Puntland oo qoryaha gurtay, kuna dhaawaqay 2 maalin ka dib in weerar jirro
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ah Isinka ugu da’ada weyn Isimadda beesha Dhulbahante garabkana u saaran yahay qoriga AK47-ka ayaa goor dhaw daaha ka rogay in dagaal adag lagu qaadi doono ciidamada Jeegaanta ama Somaliland ee hadda kusugan [...]

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag

XOG+WARBIXIN: M/weynaha Puntland Oo Ay Hortaalo Labo Daran Mid Dooro & Xaaladda Oo Ku Adag
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay soo dhamaanayso muddo xileedkiisa ugana hartay wax ka yar sannad, waxaa maanta dul taagan xaalad adag oo u baahan kala doorasho ay tahay in uu qaato hadba midii uu doonayo in uu saameyn [...]

CADEYN: Dhiig Miiratada Shacabka Puntland !!!

CADEYN: Dhiig Miiratada Shacabka Puntland !!!
Muwaadin kasta oo ka dhoofa garoomada Puntland waxaa laga qaada lacag dhan $ 20 haduu u dhoofayo dalka gudihiisa ama dibadiisa , lacagtaas waxaa qaadatada shirkad amaanka garoomada Puntland la wareegtay sanadkii 2016 oo la yiraahdo HRM . 02/01/2018 [...]

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland

DEG DEG+DHAGEYSO: ‘’ Waa in Xukuumadda Gaas qaadaa Dagaal toos ah, haddii kalena waan lagula xisaabtamayaa’’ Baarlamaanka Puntland
Shir deg deg ah oo ay goor dhaw yeesheen xubnaha baarlamaanka ee Puntland ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaqyada iyo dagaalada ka aloosan magaalada Tukaraq oo ay ku hardamayaan Puntland iyo Somaliland, waxaana la maqlayaa mararka qaarkood rasaasta [...]

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey

WAR DEG DEG AH: Rasaas laga maqlayo Tukaraq & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka ka imaanaya Jiidaha ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in ilaa xalay la maqlayay hubka culus oo ay labada dhinacba adeegsanayaan, kuwaas oo u muuqda tijaabooyin ay isku ridayaan, sidaas oo kalena waxaa [...]

Musuq-Maasuqii Wasaaradda Ciyaaraha Puntland & Mustaqbalka da’ayarta Ciyaaraha oo ay ku ciyaarayso Wasaaradda & Shaqsiyaad gaar ah+XOG BUUXDA

Musuq-Maasuqii Wasaaradda Ciyaaraha Puntland & Mustaqbalka da’ayarta Ciyaaraha oo ay ku ciyaarayso Wasaaradda & Shaqsiyaad gaar ah+XOG BUUXDA
Puntland waa dawlad 19 sano jir ah ayaa  waxaa ka jira horumar cayaareed  oo aan uqalmin da’da ay jirto maamulkan, taas oo ay lahartay Wasaaradda DHalinyarada & Ciyaaraha ee maamulkas oo ahayd mid gaabis ah marar badan. Xiriirka [...]

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo

DAAWASHO XASAASI AH: Kala Cararkii Ugu Weynaa Oo Ka Taagan Jiidaha Tukaraq Iyo Dagaal Cabsi Laga Qabo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in laga maqlayo gudaha magaaladaas, rasaas ay ridayaan ciidamo ka soo horjeeda Somaliland, oo ay ku jiraan shacabka magaaladaas. Ilaa hadda ma jirro dagaal [...]

Siyaasiinta Reer Laascaanood Ee Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Hardamaya Gacan Ku Haynta Magaaladaas , Yaa Ku Horeeya?

Siyaasiinta Reer Laascaanood Ee Puntland Iyo Somaliland Oo Ku Hardamaya Gacan Ku Haynta Magaaladaas , Yaa Ku Horeeya?
Siyaasiinta ka soo jeeda gobalka Sool ee ku kala jira maamulada Puntland & Somaliland ayaa saacadihii ugu dambeeyey ku jiray loolankii ugu adkaa oo uu dhinacba-dhinaca kale doonayo in uu ugu awood sheegto, waxayna diiraddu saaran tahay arrimaha [...]

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?

WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN: Sidee maamulka Somaliland ku qabsadey Tuulada Tukaraq?
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa sidii ay ciidamada Somaliland ugu suuragashay in ay qabsadaan magaalada Tukaraq oo 50KM u jirta caasumada Puntland taariikhdu markay ahayd 8 January 2018, xiligaas oo ay Puntland isku diyaarinaysay [...]

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro

WAR DEG DEG AH: Wararkii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq, Ciidamo oo isku muuqda & Rasaasta oo la filan karro
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ayaa sheegaya in xiisada labada dhinac ka dhaxaysa ay haddaba sii kordhayso, ayna sii kordhinayaan joogitaankooda dhanka ciidamada ah oo ay wadaan dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey. Somaliland ayaa ciidamadeeda [...]

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday In laga qaxayo Garoowe & Fariin adag oo loo diray Beesha caasumada PL
Wasiirka Biyaha & Horumarinta ee Somaliland oo ka soo jeeda magaalada Laascaanood oo goor dhaw Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay colaadaha ka aloosan magaalada Tukaraq ee gobalkaas. Wasiirka ayaa sheegay [...]

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo loo diiday Diyaaradda UN-ka, kana baaqsaday Safarkii Dhuusa-Mareeb
Sidda uu tabinayo Wariyaha Puntlandi.ca ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ka baaqsaday socdaal uu kutagi lahaa magaalada Dhuusa-Mareeb, kagana qeybgali lahaa Madasha dhameystirka [...]

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas

XOG CUSUB: Itoobiya oo amaro cusub ku soo rogtay Puntlad & Somaliland, Hanjabaad adagna u dirtay Gaas
Warsidaha Puntlandi.ca ayaa helay xog cadeynaysa in ay dawladda Itoobiya si adag ugu hanjabtay labada maamul ee Puntland & Somaliland, oo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadii ugu faraha badnaa soo dhoobay xaduudaha ay ka wadaan gobalka Sool, [...]

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey

DEG DEG: Madaafiic laga maqlayo Tukaraq, Xaaladda oo dagaal isku bedeshay & Wararkii ugu dambeeyey
Wararka naga soo gaaraya magaalada Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in hubka culus ee madaafiicda ah ay labada dhinacba xalay rideen, taas oo muujisay heerka colaadda oo hadda sii maraya meel xasaasi ah. Ma jiraan wax khasaare ah oo la [...]

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo qeylo dhaan Afka shubtay, una Habar wacatay Jabuuti & Itoobiya.

DEG DEG+DAAWO: Somaliland oo qeylo dhaan Afka shubtay, una Habar wacatay Jabuuti & Itoobiya.
Somaliland ayaa qeylo dhaan xoog leh ku dhawaaqday goor dhaw, taas oo ka dambeysay markii ay garowsatay in Puntland dulqaadkii ka dhamaaday, ayna doonayso in ay qabsato deegaanadii kal hore ay soo galeen ciidamada maamulka Somaliland. Wasiirka [...]

DEG DEG+DAAWO: Baarlamaanka Puntland ‘’Dhaawaca iyo Maxaabiista S/Land Ha lalaayo, lamana badbaadin karro’’ War culus

DEG DEG+DAAWO: Baarlamaanka Puntland ‘’Dhaawaca iyo Maxaabiista S/Land Ha lalaayo, lamana badbaadin karro’’ War culus
Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa ku dhawaaqay goor dhaw dagaal toos ah oo lagu qaado ciidamada Somaliland, oo hadda kusugan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, waxaana muuqata dagaal adag oo labada dhinac ah. Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka [...]

Puntland oo M/weyne Farmaajo ku wareejinaysa Gaadiidka dagaalka iyo kuwa aan xabadu Karin, inta uu joogo Galmudug

Puntland oo M/weyne Farmaajo ku wareejinaysa Gaadiidka dagaalka iyo kuwa aan xabadu Karin, inta uu joogo Galmudug
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa berri u safraya dawlad gobaleedka Galmudug, halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho uu ku tagayo magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq, Dhuusa-Mareeb iyo Guriceel oo uu uga gudbayo magaalada [...]

XOG: Maxaad Aadan Ogeyn Oo Uu M/weyne Farmaajo u Sameeyey Puntland, Una Balan qaaday.

XOG: Maxaad Aadan Ogeyn Oo Uu M/weyne Farmaajo u Sameeyey Puntland, Una Balan qaaday.
Madaxweynaha dawladda Faderaalka Maxamed Cabdullaahi ayaa maanta soo gaba-gabeynaya socdaal uu ku marayo Puntland, wuxuuna kusoo qatimayaa magaalada Gaalkacyo, taas oo ka dhigan kii ugu dheeraa ee uu gudaha dalka kugalo tan & markii la doortay. Madaxweynaha [...]
error: Content is protected !!