Thursday 18 January, 2018
Headline

Maqaalka Aqistaha: Damaca Imaaraatka Carabta ee Baabal Mandab, Badda Cas, Kanaalka Zuweys Iyo Qorshaha Qaybinta Yaman

Maqaalka Aqistaha: Damaca Imaaraatka Carabta ee Baabal Mandab, Badda Cas, Kanaalka Zuweys Iyo Qorshaha Qaybinta Yaman
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Dowladda Imaaraadka oo taageero Maaliyadeed,Ciidan iyo xoog kaleba isugu dartay Qabaa’ilka Koofurta Yemen ayaa la filayaa in ay qaadaan afti ay Yementa koofureed ku noqoneyso [...]

Maqaalka Aqristaha: MAXAA LOO DHIBSADEY HADALKII CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME?

Maqaalka Aqristaha: MAXAA LOO DHIBSADEY HADALKII CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME?
Siyaasi, mucaarad Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “CCW”, marna isku soo sharaxey jagada madaxweyne ayaa mar xarig laga soo daayay, ku dhawaaqey hadal la dhibsadey oo uu yuri: “Waxaa guul ah, in innagii martida na loo ahaa, aan sharciga [...]

Maqaalka Akhristaha: Duqa Degmada Boosaaso Oo Qaaday Wadadii fashilka Iyo Fadeexada

Maqaalka Akhristaha: Duqa Degmada Boosaaso Oo Qaaday Wadadii fashilka Iyo Fadeexada
Bossaso Waxay mudan tahay wadoonyin waawayn ,dayactir iyo ilaalinta goobaha muhiimka ah sida goobaha ganacsiga, caafimaadka, wadooyinka waxbarashada. Dayactir la’aanta magalada Boosaaso? Waxaa ka muuqda dayac iyo bur bur wadada isku xirta [...]

Madaxweyne Biixi Kala Horumarinta Hawlaha Qaranku Waa Halbeegha Hoggaamintaada! Qalinkii Cumar Faarax

Madaxweyne Biixi Kala Horumarinta Hawlaha Qaranku Waa Halbeegha Hoggaamintaada! Qalinkii Cumar Faarax
Haddii uu la kulmi lahaa madaxweyne Muuse Biixi ama uu si uun talo loo weydiin lahaa, kalamuu hadleen qaddiyadda ictiraaf raadinta Somaliland. Sidoo kale lama uu soo qaadeen saldhiga millatari ee Imaaraadka iyo sidii loo maamulay xaqul-qalinkii [...]

Maxaan U Taageersanahay Hannaanka Faderalka,Qalinkii Ibarahm Aden

Maxaan U Taageersanahay Hannaanka Faderalka,Qalinkii Ibarahm Aden
Ilaa iyo intii lagu heshiiyay in dalkeenu yeesho dowlad faderal ah waxaa soo badanayay dadka ka soo horjeedo nidaamkaas. Tiro xoog leh oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa u arko in faderalku yahay god dheer oo soomaaliya loo qoday [...]

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.
Wararka PUNTLAND TIMES ay haatan ka helayso aagii ay maanta ku dagaalameen Maleshiyaadka ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, ee bariga Gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka taagan tahay cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal [...]

Baroordiiq Maxaa Ka Danbeeya?

Baroordiiq Maxaa Ka Danbeeya?
Waxa aan ka maqlaayo SNTV, Madaxda iyo Indheer garadka waxaa moodaa in la leeyahay shacabkow soo baxa!!! Shacab haddii uu wax qaban karo soo waa hore magaaladu ma hagaagteen? 1.      Shacabku muxuu ka qaban karaa nin qarax wata oo askari [...]
error: Content is protected !!