Friday 19 January, 2018
Headline

DHAB KA HADAL: Dayaca iyo Darxumada Faroole Nala Damacsanaa Gaas Baa Damiyey!

DHAB KA HADAL: Dayaca iyo Darxumada Faroole Nala Damacsanaa Gaas Baa Damiyey!
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Madaxweyne Faroole waxaa bishii Janaayo 2014 xikii madaxweyne ka riday oo kaga guuleystay Datoor Cabdweli Cali Gaas. 66 cod ee Baarlamaanka Puntland uu Madxweynaha Puntland ku [...]

FALANQEYN+XOG: Xiriirka Siyaasadeed Ee Farmaajo Iyo Dr. Gaas Wuxuu Daaqada Ka Saaray Ballamo Iyo Isbahaysiyo Hore.

FALANQEYN+XOG: Xiriirka Siyaasadeed Ee Farmaajo Iyo Dr. Gaas Wuxuu Daaqada Ka Saaray Ballamo Iyo Isbahaysiyo Hore.
Khudbadaha Madaxweyne Farmaajo uu ka jeedinayo golayaasha la isgu yimaado ee Puntland ayaa waxaa ka soo dhex iftiimaya Siyaasaddaha la barafeeyey ee u dhexeeya Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha DGPL  C/weli Maxamed [...]

Warbixin : 5 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbtay In Uu Ceyriyo Yussuf Garaad iyo Dowladda Mareykanka Oo Ku Lug Leh!

Warbixin : 5 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbtay In Uu Ceyriyo Yussuf Garaad iyo Dowladda Mareykanka Oo Ku Lug Leh!
Soo jeedin ka timid,Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo aqbalaadda Ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre ayuu xilkiisa ku waayay ,Yussuf Garaad Omar. Siyaasiyiinta iyo shacabka ayaa arragtiyo kala duwan ka muujiyay xilka [...]

Yaa Ka Dambeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Gurigii Cabdi Qeybdiid,Wariye Jamal Farah Adan Ayaan Qalinka U Qaatay

Yaa Ka Dambeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Gurigii Cabdi Qeybdiid,Wariye Jamal Farah Adan Ayaan Qalinka U Qaatay
WEERERKII GURIGA CABDI QAYBDIID Yaa ka shaqeeyey Shirqoolka lagu Weeraray Guriga Cabdi Qaybdiid? Xogtan waxaa la siiyey Guddigii Baaritaanka ee uu Madaxda ka ahaa Taliyaha Ciidamada XDS. Hawlgalkan oo ahaa mid dhawr Maalmood laga shaqaynayey [...]

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.

Xogo Cusub Oo Laga Helay Aagga dagaalka Bariga Mudug Ka Dhacay Sahalay ,Maxaa Soo Kordhay ?.
Wararka PUNTLAND TIMES ay haatan ka helayso aagii ay maanta ku dagaalameen Maleshiyaadka ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, ee bariga Gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka taagan tahay cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal [...]
error: Content is protected !!