Thursday 18 January, 2018
Headline

Ronaldo Oo Ku Goodiyay In Uu Real Ka Huleelayo , Maxaa U Sabab Ah ?.

Ronaldo Oo Ku Goodiyay In Uu Real Ka Huleelayo , Maxaa U Sabab Ah ?.
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Ronaldo ayaa ugu goodiyay madaxa Real Madrid ee Perez in uu ka huleelayo kooxda waqtiyada soo socda Bogga Don Balon ayaa sheegaya in Ronaldo uu ugu goodiyay Perez in uu baxayo [...]

Inter Milan Oo Dajisatay Qorshe Ay Uga Hor Tagayaan Bacasiga Real Madrid Ku Doonayaan Saxiixa Icardi

Inter Milan Oo Dajisatay Qorshe Ay  Uga Hor Tagayaan Bacasiga Real Madrid Ku Doonayaan Saxiixa Icardi
Kooxda Inter Milan ayaa biloowday qorshe ay albaabka uga xeraneyso Real Madrid kuwaasi oo aad u haminaya in ay helaan saxiixa weeraryahanka Inter ee Icardi Kooxda reer Italy ayaa haatan xoogga saareysa in ay hishiis cusub ka saxiixdaan Icardi [...]

Philippe Coutinho ” Hal Arin Darteed Ayaan Barcelona U Doortay , Liverpool-na Arin Ay Iga Caawiyeen Waligeey Ma Iloobi Doono”

Philippe Coutinho ” Hal Arin Darteed Ayaan Barcelona U Doortay , Liverpool-na Arin Ay  Iga Caawiyeen Waligeey Ma Iloobi Doono”
Kubad seemayaha reer Brazil ee Philippe Coutinho aya ka hadlay sababtii uu u doortay Barcelona oo uu maalmo ka hor uu kaga soo wareegay kooxda Liverpool Wargeyska Elmundo Deportivo ayuu ka sheegay laacibnkaas hore Inter Milan ” sababta [...]

United Oo Xadiday Qiimaha Ay Ku Iiban Karaan Henrikh Mkhitaryan , Arsenal Ma Ka Bixi Kartaa Qiimahaas ?.

United Oo Xadiday Qiimaha Ay  Ku Iiban Karaan Henrikh Mkhitaryan , Arsenal Ma Ka Bixi Kartaa Qiimahaas ?.
Kooxda Man United ayaa xadiday qiimaha ay ku fasixi karaan xiddigooda Henrikh Mkhitaryan kaasi oo suuqa kala wareegga jilaalka aad looga doonayo . Wargeyska Sport ayaa sheegaya in United ay ku qiimeysteen xiddigooda aduun gaaraya 40 milyan oo [...]

United Oo Ku Dhaw Saxiixa Ozil , Qarash Aad U Saareya Ayay Arsenal Miiska U Saareen

United Oo Ku Dhaw Saxiixa Ozil , Qarash Aad U Saareya Ayay Arsenal Miiska U Saareen
Hishiiska Ozil ee Arsenal ayaa ku simman dhamaadka xilli ciyareedkaan , waxa ayna Arsenal haatan haystaan fursaddii ugu dambeysay ee ay laacibkaas kaga heli karaan lacag macquul ah ka hor inta uusan qaab bilaash ah kaga huleellin xagaaga dambe Wargeyskaas [...]

Koobka Aduunka Russia 2018 Oo Ku Soo Beegmaya Bisha Ramadaan Iyo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Masar & Maamulkooda

Koobka Aduunka Russia 2018 Oo Ku Soo Beegmaya Bisha Ramadaan Iyo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Masar & Maamulkooda
Muran xooggan oo ku saabsan soonka bisha Ramadaan ee sannadka 2018 ka ayaa ka dhex jira dalka Masar kadib markii la ogaaday in koobka aduunka ee sanadka cusub ee 2018 uu oo ku beegmayo waqtiga bisha Ramadaan,waxayna taasi khilaaf ka dhex qarxisay [...]
error: Content is protected !!