Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Soomaaliland oo Go’aan Ka Qaadatay Tukaraq Kuna Dhawaaqday in Ciidankeedu Aysan Bixi Doonin

DAAWO-Soomaaliland oo Go’aan Ka Qaadatay Tukaraq Kuna Dhawaaqday in Ciidankeedu Aysan Bixi Doonin
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Wafdi ka socda Urur gobaleedka IGAD oo katagey magaalada Muqdisho, maalmo markii uu soo dhamaaday shirkii Madaxda dawlad gobaleedyada iyo dawladda Faderaalka ayaa gaaray magaalada [...]

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Lagu Wargeliyey Inaysan Door Kulahayn Doorashada 2020.

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Lagu Wargeliyey Inaysan Door Kulahayn Doorashada 2020.
Ururada Haweenka Gobolka Banaadir ayaa maanta la hordhigay Warbixin la xiriirta Qorshaha Gudiga doorashada ee geedi socodka doorashada 2020-ka,Gudiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran ayaana bulshada kala tashanaya aragtidooda doorashada. Gudoomiyaha [...]

DAAWO-Siyaasiyiintii Khaatumo oo Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay Sheegayna In Cagalule Somaliland u Soo Dirtay Furfurista Ciidanka Puntland.

DAAWO-Siyaasiyiintii Khaatumo oo Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay Sheegayna In Cagalule Somaliland u Soo Dirtay Furfurista Ciidanka Puntland.
Qaar kamid ah siyaasiyiinta maamulkii Khaatumo xilalka ka soo qabtay ayaa waxa ay eedayn kulul u jeediyeen madaxweyne ku-xigeenkii maamulka Khaatumo ee dhowaan heshiiska la gaarey Soomaaliland Mudane Cabdalle Maxamuud Cali Cagalule. Qaar kamid [...]

VIDEO+XOG-Ururka IGAD oo Soomaaliland u Gudbisey Dalab Culus iyo Xildhibaanadii Dhulbahante oo Diidey in Ciidamada Lag Saaro Tukaraq.

VIDEO+XOG-Ururka IGAD oo Soomaaliland u Gudbisey Dalab Culus iyo Xildhibaanadii Dhulbahante oo Diidey in Ciidamada Lag Saaro Tukaraq.
Wafdi ka socda Urur gobaleedka IGAD oo katagey magaalada Muqdisho, maalmo markii uu soo dhamaaday shirkii Madaxda dawlad gobaleedyada iyo dawladda Faderaalka ayaa gaaray magaalada Hargeysa, halkaas oo ay kula kulmeen madaxda maamulka Somaliland [...]

SAWIRRO-Ciidanka Ammaanka oo Muqdisho Ku Qabtay Rag Fal Xun Gacmaha Kula Jirey.

SAWIRRO-Ciidanka Ammaanka oo Muqdisho Ku Qabtay Rag Fal Xun Gacmaha Kula Jirey.
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta deegaanka Gubadley ee duleedka Bari degmada Kaaraan ka soo qabteen waxayabaha Maanka dooriya iyo dad ka Ganacsanayay. Howl gal ay iska kaashadeen Qeybta Bari ee Booliska iyo Ciidanka xoogga dalka [...]

TOP NEWS-Taangiyadii Dagaalka Puntland oo Saaka Tukaraq Gaarey iyo Dhawaqa Rasaasta oo Laga Maqlay.

TOP NEWS-Taangiyadii Dagaalka Puntland oo Saaka Tukaraq Gaarey iyo Dhawaqa Rasaasta oo Laga Maqlay.
Wararka  naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka socdaan deegaankaas, kuwaas oo saacadihii ugu dambeeyey kordhay, waxaana saaka barqadii labada dhinac ay ridayeen rasaas xoog leh, gaar [...]

DEG DEG-Garoowe Maanta Ilaa Caawa Iskudubarid Ka Socdo iyo Puntland oo Xaalad Culus Shaacinaysa.

DEG DEG-Garoowe Maanta Ilaa Caawa Iskudubarid Ka Socdo iyo Puntland oo Xaalad Culus Shaacinaysa.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaamada Puntland ayaa sheegaya in abaar baahsani ay kudhufatay deegaamo badan oo katirsan gobolada, Sanaag, Karkaar, Nugaal, Mudug iyo Sool, Cayn, Haylaan iyo Sool. Agaasimaha Hay’adda maaraynta [...]

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Puntland iyo Soomaaliland oo Hubka Isu Soo Gurtay iyo Dagaal Tukaraq

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Puntland iyo Soomaaliland oo Hubka Isu Soo Gurtay iyo Dagaal Tukaraq
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemayaa jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq isla markaasna heegan ciidan ay ku jiraan ciidamada Puntland iyo Somaliland oo mid walbaaba dhankiisa kawado abaabul dagaal si uu uga hor tago weerar kasta oo kasoo [...]

AKHRISO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca oo War Soo Saaray iyo Khilaafkii Ugu Xooganaa oo Madaxtooyada Soo Kala Dhexgalay.

AKHRISO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca oo War Soo Saaray iyo Khilaafkii Ugu Xooganaa oo Madaxtooyada Soo Kala Dhexgalay.
Khilaafk u dhaxeeya   Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo dhanka amaanka, Cabdi-Saciid Muuse ayaa xoogeystay. Khilaafkan ayaa  salka ku haya arrimaha Isbedelka [...]

Suuqii Ugu Weynaa Soomaaliya oo Saaka Xiran Maxay Tahay Sababtu.

Suuqii Ugu Weynaa Soomaaliya oo Saaka Xiran Maxay Tahay Sababtu.
Waxaa Saakay xiran inta badan Suuqa weyn ee Bakaaraha ka dib markii Ganacsatadda Suuqa ay ku dhawaaqeen shaqo joojin. Shaqo joojintaan ayaa timid ka dib markii ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay kusoo rogtay Canshuur dheeraad ah oo aysan [...]

Xaalad Culus oo Soo Food Saartay Boqolaal Qoys oo Kayimid Somaliland iyo Galmudug Kuna Sugan Puntland.

Xaalad Culus oo Soo Food Saartay Boqolaal Qoys oo Kayimid Somaliland iyo Galmudug Kuna Sugan Puntland.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaamo katirsan gobolka Karkaar ee Bariga Puntland ayaa sheegaya in xaalad nololeed oo xumi soo food saartay qaar kamid ah qoysaskii reer guuraaga ahaa ee kunoolaa gobolkaasi. Qoysaskaani oo ka soo [...]

DEG DEG-Maxaadan Ogeyn oo Saaka Ka Cusub Deegaanka Tukaraq iyo Ciidamdii Isku Horfadhiyey.

DEG DEG-Maxaadan Ogeyn oo Saaka Ka Cusub Deegaanka Tukaraq iyo Ciidamdii Isku Horfadhiyey.
Xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa weli ah mid aan ka duwanayn maalmihii hore iyadoona ay isku horfadhiyaan ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland ee ku dhawaaqay inuu ka goostay Soomaaliya. Ciidamada labada dhinac [...]

WARBIXIN-Farmaajo, Jawaari iyo Khayre oo Kulan Xal Raadin ah Yeeshay iyo RW Khayre oo Cadaadis Saaran Yahay.

WARBIXIN-Farmaajo, Jawaari iyo Khayre oo Kulan Xal Raadin ah Yeeshay iyo RW Khayre oo Cadaadis Saaran Yahay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in culays xoogani uu soo wajaha ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo muddo sanad kudhow xilkaasi haya. Maalmihii [...]

XOG CUSUB-Mid Kamid ah Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ku Eedaysan Inuu Xiriir Laleeyahay Daacish iyo Warar Sheegaya in La Xiray.

XOG CUSUB-Mid Kamid ah Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ku Eedaysan Inuu Xiriir Laleeyahay Daacish iyo Warar Sheegaya in La Xiray.
Warar hoose oo aan ka soo xiganay Radio Qandala ayaa sheegaya in taliyihii saldhigga degmada Qandala ee gobolka Bari loo haysto eedaymo la xiriira inuu xiriir laleeyahay kooxda Daacish oo ciidanka Puntland ka saareen Qandala iyo deegaamo hoosyimaada. Taliye [...]

Sawirro-Turkiga Oo Xarun Kale Oo Ciidanka Lagu Tababaro Muqdisho Kadhisaaya

Sawirro-Turkiga Oo Xarun Kale Oo Ciidanka Lagu Tababaro Muqdisho Kadhisaaya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Yariisow oo Dowladda Turkiga ku wareejiyay dhul weyn oo ku yaala deegaanka Jaziira kaasi oo dowaldda turkiga ay ka dhisi doonto xarun qalabkeedu u dhameystiran yahay oo lagu tababarayo Ciidanka Xoogga Dalka [...]

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Kulamo Laqaatay Gudiyo Kala Duwan iyo Isimo Ka Shiraya Tukaraq.

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Kulamo Laqaatay Gudiyo Kala Duwan iyo Isimo Ka Shiraya Tukaraq.
Qaar kamid ah isimada deegaamada Puntland gaar ahaana kuwa ka soo jeeda deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn oo dhowaan shir ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hiryimid wadahadalada Jabuuti garwadeenka Katahay ee u dhexeeya Dowladda [...]

Sidee Loo Kala Sareeyaa Gool Dhalinta Horyaalka La Ligaha, Suarez Oo Baacsanaya Messi

Sidee Loo Kala Sareeyaa Gool Dhalinta Horyaalka La Ligaha, Suarez Oo Baacsanaya Messi
Weeraryahanka Barceloona ee Suarez ayaa xilli ciyaaereedkaan soo bandhigaya heer ciyaareed aad u wacan waxa uuna caawa kooxdiisa ku hogaamiyay gool ay ka gaareen Eibar Labada  gool ee Barca ku badiyeen ayaa waxaa  mid ka mid ah  saxiixay [...]

DAAWO-Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Oohin iyo Farxad Laysla Aamusin Waayey iyo Dhalinyaro Sujuud Ladhacday.

DAAWO-Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Oohin iyo Farxad Laysla Aamusin Waayey iyo Dhalinyaro Sujuud Ladhacday.
11 ka mid ah dhallinyarada Maxaabiista ku ahaa dalka Liibiya ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. DAAWO Share on Facebook

LATEST NEWS-Wafti Ka Socda IGAD oo Lakulmay Muuse Bixii Miyey Kawada Hadleen Arrimaha Tukaraq.

LATEST NEWS-Wafti Ka Socda IGAD oo Lakulmay Muuse Bixii Miyey Kawada Hadleen Arrimaha Tukaraq.
Wafdi ka socda urur gobolleedka IGAD oo u hoggaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaalida, Amb. Maxamed Guyo ayaa maanta tagay magaalada Hargeysa, waxaana xarunta madaxtooyadda ay kulan gaar ah kula qaateen madaxweynaha Soomaaliland, Muuse Biixi Cabdi [...]

SAWIRRO-Madaxweyne Gaas oo Lakulmay Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey Maxaa Looga Hadlay.

SAWIRRO-Madaxweyne Gaas oo Lakulmay Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey Maxaa Looga Hadlay.
Wafdi ka socda Jimciyada Qaruumaha ka dhaxaysa ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, waxayna la kulmeen Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wada hadlayaan arrimaha gargaarka Aadanaha. Wararka ayaa sheegaya [...]

Breaking News-Isimada Puntland oo Si Kulul Uga Hadlay Arrinta Tukaraq iyo Qorshaha Farmaajo iyo Muuse Biixi.

Breaking News-Isimada Puntland oo Si Kulul Uga Hadlay Arrinta Tukaraq iyo Qorshaha Farmaajo iyo Muuse Biixi.
Garaad Cabdilahi Cali Ciid Af-hayeenka Isimada Puntland oo la hadlayay Radio Garowe asagoo ku sugan Muqdishu ayaa sheegay inaysan aqbali doonin shir ay wado dawlada Somaliya oo Jabuti lagu wado in lagu qabto kaas ay ku wada hadli doonaan Somaliland [...]
error: Content is protected !!