Monday 19 February, 2018
Headline

XOG CUSUB-Alshabaab oo Wada Qorshe ay Ku Qabsanayso Shabeellaha Hoose.

Xog hoose oo ay warbaahinta qaarkeed heshay ayaa sheegaysa in ururka Alshabaab uu qorshaynayso duulaan ay ku qabsanayaan deegaamo iyo magaalooyin katirsan gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed.

Saraakiisha ugu sarreysa ee Al-shabaab ayaa la sheegay iney isku raaceen in ay qabtaan in xoogga la saaro gobolka Shabeellaha hoose.

Danta ay ka leeyihiin ayaa ah in ay helaan gobol ay ku xoogan yihiin, walibana wax soo saar wanaagsan leh.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!