Monday 19 February, 2018
Headline

XOG-Beesha Abgaal oo Khayre Isku-shaandhayn Ku Qalqaalinaysa iyo 2 Wasiir oo Ay Dalbadeen Waa Kuwee?.

Xog hoose oo ay helayso warbaahinta Puntlandi.ca ayaa sheegaysa in Beesha Abgaal oo kamid ah cududaha beesha Hawiye ee awoodda kuleh Muqdisho ay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ku cadaadinayso inuu isku-shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiirada.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo wadatashiyo arrimaha xukuumada ah lalahaa beelaha Soomaaliyeed ayaa culeys xoog leh kala kulmaya Beesha Abgaal oo diidan in la siiyo wasiirka warfaafinta iyo wasiirka amniga.

Beesha Abgaal ayaa soo bandhigtay labada wasiir ay ku qancayaan waana Wasiirka Ganacsiga iyo Wasiirka Amniga, iyagoo kasoo horjeeda wasiirka warfaafinta oo hore ay u heysteen balse guddoomiyaha Gobalka Banaadir markii la dhigay yariisow oo beeshaas kasoo jeeda waxay doonayaan in xilkaasi uusan kusoo laaban.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaan la ogeyn sida uu ka yeeli doono xiisadan kala dhaxeysa beesha Abgaal, iyadoo xafiiskiisa mashquul uu ku yahay wada tashiyada magacaabista xilalka wasiiradda banaan iyo ka bedelida kuwa xilka haya.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

2 Responses to "XOG-Beesha Abgaal oo Khayre Isku-shaandhayn Ku Qalqaalinaysa iyo 2 Wasiir oo Ay Dalbadeen Waa Kuwee?."

  1. Abuukar says:

    Abgaal ka sharaf badan Majerteen
    Habar Gidir ka sharaf badan Majerteen
    Murusade ka sharaf badam Majerteen
    Xawaadle ka sharaf badan Majerteen
    Shiiqaal ka sharaf badan Majerteen
    Digil Mirifle ka sharaf badan Majerteen
    Isaaq ka sharaf badan Majerteen
    Gadabursi ka sharaf badan Majerteen
    Dhulbahante ka sharaf badan Majerteen
    Leelkase ka sharaf badan Majerteen
    Ogadeen ka sharaf badan Majerteen
    Madhibaan ka sharaf badan Majerteen
    Jareerweyn ka sharaf badan Majerteen

  2. Garowe says:

    Abgaal dameer waaye
    Habar Gidir mooryaan waaye
    Murusade argagaxiso AL shabaab waaye
    Ogadeen kakuuya iyo xabashi waaye
    Dhulbahante maangaab waaye
    iidoor argagaxiso AL shabaab waaye
    digil mirifle argagaxiso AL shabaab waaye
    jareer weyne argagaxiso AL Shabaab waaye
    Gudabiirsay argagaxiso AL shabaab waaye
    Xawaadle wax jira mahaan
    Leelkase mooryaanka Sacad ka jecel Puntland waaye
    Warsangali kala barkiis argagaxiso waaye barka kale Puntland waaye
    Marexaan sheegato waaye asalkiis ruwanda galo sida mooryaanta
    dir miskiin waaye
    madhibaan adoon waaye
    Shiiqaal tuug waaye
    gaajecel gob waaye

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!