Monday 19 February, 2018
Headline

WARAYSI XASAASI AH-Taliyaha Booliska Gobolka Bari oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadlay In Xilkii Laga Qaaday.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari oo caawa lahadlay Idaacadda SBC ayaa waxa uu markii ugu horeysey kahadlay war ka soo baxay gudiga nabadgelyada gobolka Bari oo sheegay inay shaqada ka joojiyeen.

HALKAAN KA DAAWO

Ciidanka ammaanka dowladda Puntland ayaa howlgallo culus iyo baaritaano ammaanka lagu xaqiijinayo kawada qaar kamid ah xaafadaha magaalada Boosaaso iyo waddooyinka ay adeegsadaan dadka iyo gaadiidka magaaladaasi.

Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa loogu talagay in lagu xiro dadka kuhowlan falalka ammaan xumo ayaa waxa ay baarayaan gaadiidka dadweynaha, waxaana jawiga guud ee magaaladu uu yahay mid aad u degan.

Taliska ciidanka booliska ee gobolka Bari ayaa sheegay in howlgalladaani ay sii socon doonaan wuxuuna shacabka magaalada ugu baaqay inay ciidanka kala shaqeeyaan ammaanka.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!