Saturday 24 February, 2018
Headline

Ciidamo Katirsan Kuwa Somaliland oo Tukaraq Duleedkeeda Isku Xabadeeyey.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaaq ciidan laga dareemayo deegaankaasi islamarkaana rasaas laga maqlay dhinac ciidanka Soomaaliland.

Xog hoose oo laga helayo deegaanka ayaa sheegaysa in caawa maqribkii ciidamo katirsan kuwa maamulka Soomaaliland iyo malayshiyaadkii ay ka soo qoreen gobolka Sool ay iska shakiyeen rasaasna fureen walow markii dambe ay ogaadeen inaysan jirin cid soo dhexgashay.

Majiro ilaa hadda wax khasaare ah oo kadhashay rasaastaasi, waxaana heegan kujira ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan fariisimada jiidda hore ee deegaankaasi.

SAWIRRO-Xiisadda Tukaraq oo Sii Xoogaysatay Malayshiyaad Laga Qorayo Laascaanood iyo Puntland oo Diiwaangelinaysa Ciidan Xoogan Xuduudka.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!