Monday 19 February, 2018
Headline

SAWIRKA MAANTA-Dhibaatada Haysata Xujayda Soomaaliyeed iyo Qiimaha Dhabta ah ee Xajka.

Xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan isu diyaarinaya Xajka ayaa waxaa soo wajahay welwelkii ugu xooganaa kadib markii shirkado gaar looleeyahay oo qandaraas ku qaatay geynta Xajka ee Xujayda ay qiimaha Xajka Kadhigeen 3800 oo dollarka Maraykanka ah.

Xujayda Soomaaliyeed ayaa waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen qiimaha Xajka waxaana sawirka hoose uu muujinayaa dhibaatada lagu hayo xujayda iyo qiimaha raqiiska ah ee xujayda kale ku aadaan Xajka.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!