Saturday 24 February, 2018
Headline

SAWIR-Laga Qaaday Kantaroolka Somaliland ee Tukaraq iyo Qaabka Dadka Loogu Baaro.

Ciidanka maamulka Soomaaliland ayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ka samaystay kastam cusub oo ay dadka kaga qaadaan canshuurta kadib markii ay halkaasi qabsadeen 8-dii bishii January ee sanadkaan.

Kantaroolkaan cusub oo Soomaaliland ay ka soo rartay deegaanka Gambadha ayaa waxaa lagu baaraa gaadiidka ka imaanaya magaalooyinka waqooyiga Soomaaliya iyo Laascaanood ee ku siijeeda deegaaamda kale ee Puntland.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

2 Responses to "SAWIR-Laga Qaaday Kantaroolka Somaliland ee Tukaraq iyo Qaabka Dadka Loogu Baaro."

  1. wiil ogaden says:

    car kudhaca hadad dhalad tohood dhuubka boqor hayso, nacnac looma baahno adeer tan oo kale waa laga gilgishay ee iska celsha raga harti

  2. Adna says:

    Waa argagaxiso caadi ah

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!