Monday 19 February, 2018
Headline

MUUQAAL-Maxaad Ka Taqaanaa Qoyska Adduunka Ugu Badan Tiradiisa iyo Qaabka ay U Noolyihiin.

Adduunyada xilligaan waxaa lagu arkaa waxyaabo badan oo layaab kunoqda dadka waxaana marwalba jira shaqsiyaad iyo dad ku biira recordska adduunka yaala, haddaba waxaan xubinta arrimaha bulshada ee Puntlandica iyo todobaadkaan idinku soo gudbinaynaa qoyska ugu badan adduunka.

XOG KU SAABSAN

Qoyskaan oo kunool India ayaa ka kooban  aabe iyo 39 xaas oo uu qabao, 94 caruur ah oo uu dhalay, 14 dumar ah oo uu sodog u yahay iyo 33 carruur ah oo uu awoowe u yahay.

HALKAAN KA DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!