Monday 19 February, 2018
Headline

MUUQAAL-Ciidankii Khaatumo oo Ku Biiray Caawa Xiisadda Tukaraq Dhinicee La Safteen.

Saraakiil katirsan ciidanka Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay geed hoostiis ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen laguna wareejiyey ciidamo katirsanaa kuwa maamulka Khaatumo.

DAAWO

 

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "MUUQAAL-Ciidankii Khaatumo oo Ku Biiray Caawa Xiisadda Tukaraq Dhinicee La Safteen."

  1. maxamed sulub says:

    waxan layabay nin uhadlaya mamulka khatumo oo ciidan badan oo khatumo ah hortoda ka hadlaya,ninkas folxumo aya afkisa kamuqaday oo ilko dhadher oo Qaad sidu uruugayey ilkihisu burburen,ma sidas ayuu khatumo ku yahay? maxuse por galadh uerdisan wayey waxuu ilkaha ku gashado,mida kale somaliland dhamantood waxan jaad & sigaar ma bixiyan wana waxa lagu ogoladay inta mukhadaradka isticmasha.waxan ogaday mamulka puntland waxuu kuwayey tagerada sol & saanag cayn wa mukha darad dartis,puntland waxay ku canbaxaday,in aay wax bulshada wax utaraya sameyso,sida riig ama ceel biyood,jidadka,isbitalada ama cafimadka,waxbarshada Qaybeheda kala duwan becmushtarka.

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!