Monday 19 February, 2018
Headline

DHEGAYSO-Xildhibaan Sheegay Inay Mariwaayeen Waddooyinkii Magaalada Garoowe.

Xildhibaan katirsan barlamaanka dowladda Puntland oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Radio Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay arrimo la xiriira shaqooyinka barlamaanka iyo cabashooyin uu sheegay inay shacabka uga yimaadeen.

Xilibaaan Cabdirisaaq Jaamac Cabdi oo kamid ah barlamaanka Puntland ayaa sheegay inay mari layihiin magaalada, fariisan layihiin maqaayadaha sababo la xiriira su’aalo uga imanaya shacabka oo ku aadan duulaanka Soomaaliland ee deegaanka Tukaraq.

DHEGAYSO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!