Monday 19 February, 2018
Headline

DHEGAYSO-Wasiirka Amnga Puntland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Ciidanka oo Amar Lasiiyey.

Wasiiro katirsan xukuumadda Puntland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo falal ammaanka liddi ku ah oo ay ka dambeeyeen kooxaha nabad diidka ah.

Wasiirka amniga Axmed Cabdullaahi Yuusfuf Dowlad iyo wasiirka dekedaha iyo khayraadka badda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sidoo kale shirkooda jaraa’id waxa ay kaga hadleen khilaafka soo kal dhexgalay taliska ciidanka booliska gobolka Bari iyo gudiga nabadgelyada gobolka.

DHEGAYSO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!