Saturday 24 February, 2018
Headline

SAWIRRO-Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland oo Gaarey Buuhoodle.

Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn gaaray wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeynta maamul Somaliland, Abdirashid Ducaale Qamdi.

Wasiirkaan ayaa watay ciidan iyo Tikniko aad u badan oo kasoo galbisay magaalada Hargeysa, lamana garanayo wuxuu socdaalkiisa ku wajahan yahay.

Imaatinkiisa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo horey Somaliland u qabsatay degmada Tukaraq islamarkaana ay jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay Puntland ku xoraynayso dhulkeeda.

AKHRISO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!