Monday 19 February, 2018
Headline

SAWIRRO-Dekeddii Macmalka Ahayd oo Loogeeyey Doonta Al-xafiis iyo Wasiiro Gaarey.

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Boosaaso waxay sheegayaan in dadaalkii gurmadka ee ku saleysanaa badbaadinta Doonida Al Xaafiis la gaaray, isla markaasna hadda la bilaabi doono Dajinta Doonidan oo wada hantidii ugu badneyd ee Ganacsatada Puntland.

Wasiiro katirsan Xukuumada Puntland ayaa booqday marsada macmilka ah, waxay bogaadiyeen dadaaladii is garabsadey ee mira-dhalay, waxayna sheegeen in ay tanii muujinayso garab istaaga Shacabka.

Culumada & Ganacsatady waxay sheegeen in ay tanni muujinayso isku tashiga ay gaareen ganacsatada ayna xooga saarayaan qorshaha horumarinta ee magaalada Boosaaso.

SAWIRRO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!