Saturday 24 February, 2018
Headline

DEG DEG+SAWIRRO-Somaliland oo Calankeeda Ka Taagtey Degmada Boocame.

Ciidamo katirsan kuwa Soomaaliland iyo kuwa malayshiyaad ah oo laga qoray deegaanka ayaa saaka calanka Soomaaliland ka taagey degmada Boocame ee gobolka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadani ay socod dheer ku mareen qaybaha kala duwan ee degmada Boocame, waxaana lagu arkayey magaalada dhex deeda ciidamada oo wata gaadiid dagaal kuna labisan direyska ciidamada Somaliland halka saraakiisha ciidamada hogaamisa salaan sharaf ah kala kulmeen.

SAWIRRO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!