Monday 19 February, 2018
Headline

DEG DEG+BAYAAN-Culimada Puntland oo Go’aan Cad Ka Qaatay Lacagta Xajka Lagu Aado Farriina U Diray DFS.

War qoraal ah oo maanta ka soo baxay culimada Puntland ayaa waxa ay si kulul ugaga hadleen qiimaha lacagta laga qaado xujayda Soomaaliyeed oo sanadihii ugu dambeeyey noqotay mid xad dhaaf ah.

Culimada ayaa ugu baaqay dowladda federalka ah ee Soomaaliya inay la wareegto arrinta xujayda islamarkaana ay qabsato shaqadeeda waajibaadka ah.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO

BAYAANKA CULIMADA PUNTLAND EE KU WAJAHAN DAWLADDA FEDERALKA

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!