Monday 19 February, 2018
Headline

DEG DEG+AKHRISO-War Ku Aadan Xiisadda Tukaraq oo Hadda Garoowe Lagaga Dhawaaqay.

Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada iyo colaaa ka taagan degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga xunyihiin colaadaan, islamarkaana ay ku baaqayaan in nabadda Tukaraq laga shaqeeyo,

AKHRISO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!