Monday 19 February, 2018
Headline

DEG DEG-Boqolaal Katirsan Ciidanka Booliska Oo Shaqo Joojin Ku Dhawaaqay.

Boqolaal katirsan ciidanka Booliiska maamul goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin rasmi oo ay uga cabanayaan xuquuq la’aan haysta muddo dhowr sano ah.

In ka badan 500 oo ka tirsan Booliiska Galmudug ayaa diiday in ay ka amar qaataan taliyaashoooda iyagoo sheegay in aysan helin wax mushahar ah muddo dheer sidoo kalena uu hayso dayac iyo darxumo baahsan.

Saraakiisha hoggaaminaya ciidankan ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in ay 48 saac u qabteen madaxda sare ee Galmudug in ay cabashadooda uga jawaabaan,haddii kalena ay sii wadayan shaqo joojinta.

Www.Puntlandi.ca kala soco wiixi warar ku soo kordha

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!