Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Dedaalada Lagu Badbaadinayo Alaabta Saaran Doonta Al-xafiis ee Boosaaos.

Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, waxaa ka socda dadaalo kala duwan oo lagu badbaadinaayo doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso.

Doontaan oo cilad ku timid, ayaa loo diiday inay  ku xirato Dakadda Magaalada Boosaaso, kadibna waxa ay ku caarisay meel ka baxsan dakadda, iyadoo biyaha badda dul sabeynaysa.

SAWIRRO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!