Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Ciidanka Ku Sugan Jiiddaha Hore.

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay qaybo ka mid ah Gobolada Baay iyo Bakool.

Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed oo booqday Ciidamada dhaqdhaqaaqa wadda ayaa ugu baaqay in ay xoojiyaan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab.

Wasiirka ayaa sidoo kale ciidamada u sheegay in laga doonaayo in ay furaan Wadooyinka ay Go’doomiyeen Al-Shabaab.

SAWIRRO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!