Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Maxaa Kajira In Puntland Bixiso Shatiyo Sharci Darro ah iyo War Culus oo Garoowe Lagaga Dhawaaqay.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda dowladda Puntland ayaa maanta ka jawaabtay warar soo baxay oo tibaaxay in wasaaraddu ay si sharci-darro ah rukhsad u siisay maraakiib iyo doomo jariif ah,kuwaasoo Xeebaha Puntland ka xaday kheyraad fara-badan.

Agaasimaha guud iyo Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Puntland oo duhurnimadii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa faahfaahiyay sida ay wasaaraddu u bixiso shatiyada Kalluumeysiga ee maraakiibta iyo doomaha ka jillaabanaya xeebaha Puntland.

DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!