Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Masiibadii DP World oo Sii Socota iyo Gaari Nooca Xamuulka ah oo Dekedda Ku Dhacay Lana Diidey In Laga Saaro.

Shirkadda DP World oo gacanta kuhaysa qaar kamid ah dekedaha kuyaal Soomaaliya ayaa waxa ay diidey in badda laga soo saaro gaari nooca xamuulka ah oo kudhacay dekedda magaalada xeebeedda Berbera ee Soomaaliland.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!