Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magaalada Muqdisho Kaga Dhawaaqay

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo xalay magaalada Muqdisho kaga qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo uu u sameeyey gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimo muhiim.

Madaxweyne Gaas ayaa waxa uu ka hadlay meeqaamka magaalada Muqdisho iyo kaalinta ay kuleedahay ammaanka guud ee Soomaaliya.

DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!