DAAWO-In Ka Badan 160 Katirsan Ciidankii Somaliland oo Ku Biiray Puntland iyo Shacabkii Ugu Badnaa iyo Saraakiil Soodhoweeyey.

Waxaa Qoray: Garaad Axmed Jaamac In kabadan 160 katirsan ciidamada maamulka Soomaaliland oo ku sugnaa deegaanka Caraweyn ee gobolka Sool ayaa ku biiray ciidamada Daraawiishta Puntland, waxaana goobtii ciidanka lagu wareejinayey ku sugnaa shacab iyo saraakiil Kala duwan. DAAWO Share on Facebook Comments comments