Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-In Ka Badan 160 Katirsan Ciidankii Somaliland oo Ku Biiray Puntland iyo Shacabkii Ugu Badnaa iyo Saraakiil Soodhoweeyey.

In kabadan 160 katirsan ciidamada maamulka Soomaaliland oo ku sugnaa deegaanka Caraweyn ee gobolka Sool ayaa ku biiray ciidamada Daraawiishta Puntland, waxaana goobtii ciidanka lagu wareejinayey ku sugnaa shacab iyo saraakiil Kala duwan.

DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!