Monday 19 February, 2018
Headline

DAAWO-Gurmadkii Badbaadinta Doonta Al-xafiis oo Guulaystey iyo Wasiiro La Xisaabtamaya DP World

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in lasoo afjarayo howlgalka badbaadinta Doonida Al Xaafiis, oo ku caariday dekeda magaaladaas, wadana aduun gaaraya 7 Malyan oo Dollar.

Ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa dadaal xoog badan ku bixiyey sidii loo sameyn lahaa marsad macmil ah oo lagu badbaadiyo Hantidan, iyadoo ay dhinacyadu oo dhan waqti badan galiyeen.

Wararku waxay sheegayaan in lays ku raacay in alaabaha laga soo rogo doonidan la geeyo Dekeda magaalada Boosaaso, si sharciyad ahna loo marayo hanaanka Tiro koobka ama Tayada dhawrka ee dawladda.

Wasiiro katirsan dawladda Puntland ayaa loo xilsaaray arrimaha doonida Al Xaafiis oo ay gacansatadu u muujiyeen shirkada DP WORLD in ay sameysan karaan adeegyada deg deg ah ee ay u baahan yihiin.

SAWIRRO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!