Saturday 24 February, 2018
Headline

DAAWO-Ciidanka Somaliland oo Howlgal ay Qaadeen Ku Qabtay 6 Xabo oo Xayawaanka Diinka ah.

Ciidanka ammaanka ee maamulka Soomaaliland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Hargaysa iyo deegaamo ku hareeraysan waxa ay ku soo qabteen 6 xabo oo ah xayawaanka diinka loo yaqaan Diinka iyo 9n qof oo watey.

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliland Shukri Xaaji Ismaaciil (Baandare) ayaa sheegtay in ciidanku aysan gacanta kudhigin dadkii doonayey inay diinka dhoofiyaan haseyeeshee ay qabteen carruur iyo dad soo qaqabtay diinkaasi.

HALKAAN KA DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!