Friday 19 January, 2018
Headline

United Oo Xadiday Qiimaha Ay Ku Iiban Karaan Henrikh Mkhitaryan , Arsenal Ma Ka Bixi Kartaa Qiimahaas ?.

Kooxda Man United ayaa xadiday qiimaha ay ku fasixi karaan xiddigooda Henrikh Mkhitaryan kaasi oo suuqa kala wareegga jilaalka aad looga doonayo .

Wargeyska Sport ayaa sheegaya in United ay ku qiimeysteen xiddigooda aduun gaaraya 40 milyan oo euro si qadkaan dhexe u fasaxaan bishaan.

Sida wargeyskaas sheegayoHenrikh Mkhitaryan ayaa aad ugu dhaw in uu ka huleelo United maadaama uu ka baxay qorshayaasha tababare Jose Mourinho ee shaxda kooxdaas

Isla gudaha horyaalka Ingiriiska ayaa si weyn looga doonayaa waxana kooxaha haminaya saxiixiisa ugu horeysa kooxda Arsenal

Sidaas oo ay tahay waxaa jira wrara sheegaya in maamulak United damacsan yihiin in ay laacibkaas iyo Lujke Shaw kooxda ku sii hayaan

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!