Friday 19 January, 2018
Headline

TOOS U DAAWO: Xafladda Sagootinta Madaxweynaha JFS oo kasocota Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso

Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeybgalaya Munaasabad ka socota Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso, taas oo lagu Sagootinayo wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya.

Dadweyne fara badan ayaa ka qeybgalaya Munaasabadan, waxaana lafilayaa in ay hadalo ka jeediyaan Madaxda Puntland iyo kuwa dawladda Faderaalka ee dalka.

Ammaanka ayaa la adkeeyey, waxaana jidadka oo dhan lagu soo dadiyey ciidamo fara badan oo katirsan Madaxtooyada.

Madasha waxaa Heeso kala duwan kusoo bandhigay kooxaha Fanaaniinta oo qaadaya Heeso iskugu jira qeybaha kala duwan ee Suugaanta oo madasha horey loogu diyaariyey.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

4 Responses to "TOOS U DAAWO: Xafladda Sagootinta Madaxweynaha JFS oo kasocota Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso"

  1. Yoonbeys says:

    CIISE MAXAMUUD shirqoolka loo dhigey ayaa ku dhacayaan.

    Reer Diini iyo Cumar Maxamuud waa ololaysiinayaan Garowe kadib waa ka cararayaan Ciise Maxamuud.

  2. Wiil Burtinle says:

    Ciise Riyoole waxa ka cabaadayaan maalinba wax kale, hada ma reer Dhuusamareeb ayaa ku colaadinaysiin dadaalka siyaasadeed ay sameeyeen?

    Ciise Riyoole hada idinka jaahil tahiin macnaha ma ahaan dadka kale waa jaahiliin reer badiye ah, waxa la ordaysiin Faroole aan hal iskuul weligiis gelin waxba aqriyin waxna qorin halka Cabdiweli Gaas wato shahaado sare.

  3. Waaciye says:

    Gaas Kiniini iyo Fuckmaajo waa reer Dhuuso-ma-reeb.

    Reer Dhuuso-ma-reeb uu talinaysa Bosaso, Garowe iyo Muqdisho waa aduunya-gadoon.

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!