Thursday 18 January, 2018
Headline

Ronaldo Oo Ku Goodiyay In Uu Real Ka Huleelayo , Maxaa U Sabab Ah ?.

Ronaldo ayaa ugu goodiyay madaxa Real Madrid ee Perez in uu ka huleelayo kooxda waqtiyada soo socda

Bogga Don Balon ayaa sheegaya in Ronaldo uu ugu goodiyay Perez in uu baxayo haddii uu kooxda Real uu keeno weeraryahanka Totytenham ee Harrry Kene .

Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in laacibkaas hore United uusan dooneyn kooxdaas uu yimaado Harry Kane ama Neymar oo ay kooxdiisa baacsaneyso waxa uuna u arkaa kuwo kala wareegi kara xiddiga ugu muhiimsan Real

Real ayaa Harry Kane daba joogta iyaga oo u arka in weeraryahankooda Karim Benzema uu hoos u dhacay heer ciyaareedkiisa xilli guud ahaan gool dhallinta kooxdaas ay yaaraatay.

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!