Monday 19 February, 2018
Headline

Philippe Coutinho ” Hal Arin Darteed Ayaan Barcelona U Doortay , Liverpool-na Arin Ay Iga Caawiyeen Waligeey Ma Iloobi Doono”

Kubad seemayaha reer Brazil ee Philippe Coutinho aya ka hadlay sababtii uu u doortay Barcelona oo uu maalmo ka hor uu kaga soo wareegay kooxda Liverpool

Wargeyska Elmundo Deportivo ayuu ka sheegay laacibnkaas hore Inter Milan ” sababta dhabta ah ee ka dambeysay in aan doorto Barcelona waxa ay tahay Barca oo ah kooxda ugu fiican dunida”.

” Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan Barcelona ku biiray waxaa ii rumoowday riyo waligeey igu taagneyd

“Waxaan kale oo aan u mahad celinayaa taageerayasha Liverpiool iyo maamulkooda oo ii ogalaaday in aan ka dhabeeyo riyadeyda iina ogalaaday in aan Barcelona u soo wareego” ayuu sii raaciyay Philippe Coutinho

Barcelona ayaa lagu waramaayaa in ay ka saxixdeen laacibkaas hishiis mnuddo fog ah oo gaaraya illaa iyo 2023-ka

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!