Friday 19 January, 2018
Headline

Inter Milan Oo Dajisatay Qorshe Ay Uga Hor Tagayaan Bacasiga Real Madrid Ku Doonayaan Saxiixa Icardi

Kooxda Inter Milan ayaa biloowday qorshe ay albaabka uga xeraneyso Real Madrid kuwaasi oo aad u haminaya in ay helaan saxiixa weeraryahanka Inter ee Icardi

Kooxda reer Italy ayaa haatan xoogga saareysa in ay hishiis cusub ka saxiixdaan Icardi gaar ahaan marka suuqa kala wareegga jilaalka oo bishaan furran uu xermo

Italy Football ayaa sheegeysa in Inter damacsan yihiin in hishiskaas cusub ku siiyaan mushaar sanadkii gaaraya 7 milyan oo euro

\Sidoo kale waxaa ay sara u qaadayaan qiimaha hishiiskiisa lagu bur burin karo oo ay garasiinayaan ilaa 200 oo milyan oo euro

Arintaan ayaa dhabar jab ku ah Real oo aad u dooneysa gool dhaliyahaan Inter oo hatan ah gool dhaliyaha labaad ee horyaalka isaga oo leh 18 gool

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!