Monday 19 February, 2018
Headline

Diinta Islaamka Maxay Ka Qabtaa Dhafarka , Saameyntiisa Caafimaad-na Halkee Ayay Gaarsiisan Tahay , Muuqaalkaan Kaga Bogo

Dad badan ayaa ka seegta  dharfarka badan taasi oo ay u  badan yihiin dhalinyarada waliba ku reebta saameyn kala duwan caafimaad ahaan

Inta badan waxa yaabahaa lagu dhafro gudaha dalka ama dibadiisa ayaa waxaa qeyb ka weyn ka qaata  aaladaha xariirka bulshada.

Hadaba saameyn caafimaad intee la eg ayuu dhafarka ku leeyahay qofka maxayse diinta ka qabtaa dhaafrka , muuqalkaan hoose ayaa ku soo koobaya

 

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!