Friday 19 January, 2018
Headline

DEG DEG: Munaasabada Sagootinta Madaxweyne Farmaajo oo goor dhaw ka bilaabanaysa magaalada Boosaaso & Khudbad xasaasi ah oo laga sugayo

Munaasabad balaaran oo lagu sagootinaya Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw ka bilaabanaysa Aqalka Madaxtooyada ee Boosaaso, iyadoo ay madasha joogaan Madaxda ugu sareysa dawladda Puntland iyo Marti lagu casumay.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qabanaya Munaasabadan, waxaana uu ka jeedin doona khudbad siyaasadeed kusaleysan xaaladdaha ka jira gudaha dalka Soomaaliya.

Madaxweynuhu wuxuu diirada saari doonaa waxyaabaha ay ka doonayaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, siiba dhinacyada kaabayaasha dhaqaalaha & arrimaha siyaasada iyo qodobo kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad gaar ah ka jeedin doona madasha caawa, waxaana lasugayaa Khudbadaas oo uu kaga hadli doono waxyaabaha ay doonayso Puntland.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana ciidamada Amnigu ay xireen jidadka muhiimka ah ee soo gala Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garoowe.

GOOR DHAW LA SOCO

Share on Facebook

Comments

comments

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

4 Responses to "DEG DEG: Munaasabada Sagootinta Madaxweyne Farmaajo oo goor dhaw ka bilaabanaysa magaalada Boosaaso & Khudbad xasaasi ah oo laga sugayo"

  1. Muslimiinta Somalia says:

    AL SHABAAB waa ka guuleysteen Farmaaja maxa yeelay munaafaqa Farmaajo ayaa dagaal kula jidhaan.

    Farmaajo ha is dilo, faydo uu leeyahay ma jidho, ha is aaso asago nool gaalka qarmuun.

  2. Xisbiga Dabka says:

    Dib uu Soo Celin Tariiqda

    Cabdirisaaq Xaji Xuseen

    Xisbiga Dabka

    “Waxa la yiri Sharmaarke(Farmaajo?) xabadu kari mayso, miyaa lagu deyay”

  3. Somalia says:

    Wiil aan wareystay waxa igu yiri:

    “Farmaajo diinta Islaamka ka baxay. Dilkiisa waa xaq”.

  4. Jagne says:

    AL shabaab Bosaso ayaa qori Ak 47 dabada ka gelin Farmaajo

Leave a Reply

Submit Comment

error: Content is protected !!